{"id":14206,"date":"2018-12-28T13:31:34","date_gmt":"2018-12-28T13:31:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14206"},"modified":"2018-12-28T13:42:11","modified_gmt":"2018-12-28T13:42:11","slug":"warar-dheeraad-ah-oo-baxaya-khasaaraha-ka-dhashey-qarax-ka-dhacey-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/warar-dheeraad-ah-oo-baxaya-khasaaraha-ka-dhashey-qarax-ka-dhacey-baladweyne\/","title":{"rendered":"Warar dheeraad ah oo baxaya Khasaaraha ka dhashey qarax ka dhacey Baladweyne."},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax goor dhaw ka dhacey Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan oo dhawaqiisa laga maqlay Xaafadaha Magaalada Baladweyne.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa nuuciisu ahaa miinada dhulka lagu aaso,wararku waxa ay intaa ku darayaan in lagu weeraray guri ay daganyihiin Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cumar Ibraahim Baadiyow iyo Janaraal Muqtaar Xuseen Afrax oo mar soo noqday taliye ku xigeen Ciidanka booliska Soomaaliyeed.<\/p>\n<figure style=\"width: 720px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/49178175_555509024918202_7620585345448411136_n.png?_nc_cat=111&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=3d92fa597f89f5b01b6c259887d29f58&amp;oe=5C92B796\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"581\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Bur burka qaraxa ka dhacey Baladweyne<\/figcaption><\/figure>\n<p>Wariyeheen Bashiir Cabdulahi Cusmaan ayaa ayaa ku soo waramaya in qasaaraha ilaa hada laxaqiiyey uu yahey dhawaca haweeney goobta ka agdhaweed,ayna goobtii qaraxu ka dhacey ay ciidamada Amaanku \u00a0how-galo ka wadaan.<\/p>\n<p>Guriga la weerarey ayaa ku dhow Xarunta degmada magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax goor dhaw ka dhacey Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan oo dhawaqiisa laga maqlay Xaafadaha Magaalada Baladweyne. Qaraxa ayaa nuuciisu ahaa miinada dhulka lagu aaso,wararku waxa ay intaa ku darayaan in lagu weeraray guri ay daganyihiin Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cumar Ibraahim Baadiyow iyo Janaraal Muqtaar&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14207,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14206"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14206"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14206\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14207"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14206"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14206"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14206"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}