{"id":14193,"date":"2018-12-28T10:56:14","date_gmt":"2018-12-28T10:56:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14193"},"modified":"2018-12-28T11:00:21","modified_gmt":"2018-12-28T11:00:21","slug":"jubbaland-oo-sheegtey-in-ay-baarayso-sababta-keentay-sarra-u-kaca-qiimaha-shidaalka-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/jubbaland-oo-sheegtey-in-ay-baarayso-sababta-keentay-sarra-u-kaca-qiimaha-shidaalka-kismaayo\/","title":{"rendered":"Jubbaland oo sheegtey in ay baarayso sababta keentay sarra u kaca qiimaha shidaalka Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Gaadiidlayda Magaalada Kismaayo ayaa intabadan\u00a0 iska xareeyay Gawaaridooda ka dib markii uu sare u kacay Qiimaha shidaalka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose.<\/p>\n<p>Ganacsatada Magaaladaasi ayaa lagu eedeyay in ay ka dambeeyaan sare u kaca shidaalka iyo Maamulka Jubaland uu ku fashilmay wax ka qabashadeeda.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah gaadiidlayda magaalada Kismaayo oo la hadlay Mustaqbal Radio ayaa sheegay in ganacsato yar oo is fahantay ay ka dambeeyeen sare u kaca shidaalka, waxaana ayna ka dalbadeen Maamulka Jubaland in ay wax ka qabtaan arintan Maadaama Dhawr Mar ay soo noq noqotay.<\/p>\n<figure style=\"width: 683px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/49560087_322350281702598_8780149150122508288_n.png?_nc_cat=105&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=1de3892a4cc41776e312109e4a05580f&amp;oe=5CD0D5FB\" alt=\"\" width=\"683\" height=\"487\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wasiirka Ganacsiga Jubbaland\u00a0 Cabdinuur Cali Aadan<\/figcaption><\/figure>\n<p>Dhinaca kale Cabdinuur Cali Aadan oo ah Wasiirka Ganacsiga Maamulka Jubbaland, ayaa sheegay in Wasaaradiisa ay diyaarisay Gudi arintaasi Baara, waxaana uu intaasi ku daray hadii ay Ganacsatada ku caadaato arintaan ay talaabo ka qaadi doonaan.<\/p>\n<p>Waxa uuna Gaadiidlayda ka dalbaday in ay isdejiyaan ilaa Maalinka sabtiga ah oo lasoo ogaanayo Xaqiiqda saxda ah ee ka dambaysa Sare u kaca Qiimaha shidaalka Magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Qiimaha shidalaka ee magaalada Kismaayo ayaa markii hore la iibinayay halkii Fuusto $150 \u2013Balse hada waxaa uu marayaa $250, arintaan waxaa ay saamanyta ugu badan ku yelatay dadka danyarta ah ee ku shaqaysta gaadiidka si ay maareeyaan Noloshooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaadiidlayda Magaalada Kismaayo ayaa intabadan\u00a0 iska xareeyay Gawaaridooda ka dib markii uu sare u kacay Qiimaha shidaalka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose. Ganacsatada Magaaladaasi ayaa lagu eedeyay in ay ka dambeeyaan sare u kaca shidaalka iyo Maamulka Jubaland uu ku fashilmay wax ka qabashadeeda. Qaar ka mid ah gaadiidlayda magaalada Kismaayo oo la hadlay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5510,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14193"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14193"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14193\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5510"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}