{"id":14176,"date":"2018-12-28T05:15:02","date_gmt":"2018-12-28T05:15:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14176"},"modified":"2018-12-28T05:15:02","modified_gmt":"2018-12-28T05:15:02","slug":"shabaab-oo-lagu-eedeeyay-iney-qarxiyeen-ceel-ku-yaala-ceel-muluq-sh-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/shabaab-oo-lagu-eedeeyay-iney-qarxiyeen-ceel-ku-yaala-ceel-muluq-sh-dhexe\/","title":{"rendered":"Shabaab oo lagu eedeeyay iney qarxiyeen ceel ku yaala Ceel Muluq, Sh.Dhexe."},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal gelinkii danbe ee Khamiistii ka dhacay deegaano hoostaga Degmada cadale ee gobolka Sh.Dhexe.<\/p>\n<p>Dagaalka, waxa uu u dhexeeyay Maleeshiyaad kala taanacsan Macwiisleyda iyo Shabaab, iyadoo uu ka dhashay kahsaare isugu jira dhimahso iyo dhaawac, sidoo kale waxaa jira khasaare soo gaaray Shacabka lau dul dagaalamay.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka, ayaa inoo xaqiiiyay in dagaalka la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, iyadoo dhowr jeer la isku soo nonoqday.<\/p>\n<p>Axmed Dhageey Xuurshow oo kamid ah dadka hogaaminaya Macwiisleyda, ayaa Mustaqbal u sheegay in dagaaladii u danbeeyay ay Shabaab uga dileen 8 dagaalame, dhankooda ayuu sheegay in kahsaaraha soo gaaray uu koobanyahay oo laga dilay laba askari.<\/p>\n<p>Shabaab oo qabsaday deegaanka Ceel Muluq, ayaa dab qabadsiiyay guryo ku yaala deeganaka, iyagoo qarxiyay Ceelkii kaliya e eku yiilay deegaanka.<\/p>\n<p>Halka ugu dhow ee dadka deegaanka ay haatan biyo ka heli karaan, ayaa ah meel Ceel Muluq u jirta 40KM, taasoo ciriiri gelineysa Nolosha dadka.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka dhageyso Wareysiga Axmed Dhageey:<\/strong><\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-14176-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/WAREYSIGA-SARKAALKA-MACWIISLEYDA.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/WAREYSIGA-SARKAALKA-MACWIISLEYDA.mp3\">http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/WAREYSIGA-SARKAALKA-MACWIISLEYDA.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal gelinkii danbe ee Khamiistii ka dhacay deegaano hoostaga Degmada cadale ee gobolka Sh.Dhexe. Dagaalka, waxa uu u dhexeeyay Maleeshiyaad kala taanacsan Macwiisleyda iyo Shabaab, iyadoo uu ka dhashay kahsaare isugu jira dhimahso iyo dhaawac, sidoo kale waxaa jira khasaare soo gaaray Shacabka lau dul dagaalamay. Dadka deegaanka,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14178,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14176"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14176"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14176\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14178"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14176"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14176"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14176"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}