{"id":14160,"date":"2018-12-27T17:00:22","date_gmt":"2018-12-27T17:00:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14160"},"modified":"2018-12-27T19:03:07","modified_gmt":"2018-12-27T19:03:07","slug":"madaxweynaha-itoobiya-oo-warqdaaha-safiirnimo-ka-gudoontay-danjiraha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweynaha-itoobiya-oo-warqdaaha-safiirnimo-ka-gudoontay-danjiraha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Itoobiya oo warqdaaha Safiirnimo ka gudoontay Danjiraha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Danjiraha Soomaaliya u fadhin doonaa Ethiopia Cali Shariif Ahmed ayaa maanta oo\u00a0 u gudbiyey Warqada magacaabistiisa (Accreditation Letter) Madaxweynaha Ethiopia\u00a0Sahle-Work Zewde, madaweyne Zewde ayaa kaguuddoontay warqadaha\u00a0 Safiirka Soomaaliya u joogi doona magaalada Addis Ababa.<\/p>\n<figure id=\"attachment_14164\" aria-describedby=\"caption-attachment-14164\" style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"wp-image-14164 size-full\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/4.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/4.jpg 960w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/4-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/4-768x512.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/4-696x464.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/4-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-14164\" class=\"wp-caption-text\">Madaxweynaha Itoobiya Sahle-Work Zewde &amp; Danjiraha SOomaaliya Cali Shariif Ahmed<\/figcaption><\/figure>\n<p>Safiirka ayaa Madaxweynaha Ethiopia u gudbiyey salaan uu uga waday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Ethiopia Marwo Sahle-Work Zewde ayaa Safiirka ka gudoontay warqada magacaabista, waxayna ka tacsiyeysay dadkii wax-ku-yeeloobay qaraxii ka dhacay Caasimada dalka ee Muqdisho 22 December 2018.<\/p>\n<figure id=\"attachment_14165\" aria-describedby=\"caption-attachment-14165\" style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"size-full wp-image-14165\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/1-2.jpg 960w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/1-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/1-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/1-2-696x464.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/1-2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-14165\" class=\"wp-caption-text\">Anshaha Diblomaasiyadda ee Dalalka u dhexeeya<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweynaha ayaa xustay ahmiyada xiriirka ka dhexeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Ethiopia inuu yahay mid xooggan, loona baahanyahay in labada dal ay ka faa&#8217;ideystaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Danjiraha Soomaaliya u fadhin doonaa Ethiopia Cali Shariif Ahmed ayaa maanta oo\u00a0 u gudbiyey Warqada magacaabistiisa (Accreditation Letter) Madaxweynaha Ethiopia\u00a0Sahle-Work Zewde, madaweyne Zewde ayaa kaguuddoontay warqadaha\u00a0 Safiirka Soomaaliya u joogi doona magaalada Addis Ababa. Safiirka ayaa Madaxweynaha Ethiopia u gudbiyey salaan uu uga waday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Madaxweynaha Ethiopia Marwo Sahle-Work&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14161,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14160"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14160"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14160\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14161"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14160"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14160"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14160"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}