{"id":14150,"date":"2018-12-27T12:05:24","date_gmt":"2018-12-27T12:05:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14150"},"modified":"2018-12-27T13:28:40","modified_gmt":"2018-12-27T13:28:40","slug":"wasiirka-maaliyadda-galmudug-oo-booqday-isbitaalka-cadaado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiirka-maaliyadda-galmudug-oo-booqday-isbitaalka-cadaado\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda Galmudug oo booqday isbitaalka Cadaado"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda dowlad Goboleed Galmudug ayaa maanta booqday isbitaalka dagmada Cadaado oo ay ku jiraan dadkii ku dhaawacmay dagaalkii shaley ka dhacey deegaanka Kaxandhaale ee Gobolka Galguduud.<\/p>\n<p>Siciid Siyaad Shirwac wasiirka Maaliyada Galmudug iyo masuuliyiin lasocotey ayaa booqday qeybaha kala duwan ee isbitaalka Cadaado iyo dhaawacyada si loola socdo xaaladooda Caafmaad.<\/p>\n<figure id=\"attachment_14156\" aria-describedby=\"caption-attachment-14156\" style=\"width: 720px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"size-full wp-image-14156\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/2-2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/2-2.jpg 720w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/2-2-225x300.jpg 225w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/2-2-696x928.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/2-2-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-14156\" class=\"wp-caption-text\">Wasiirka Maaliyadda Galmudug Siciid Siyaad<\/figcaption><\/figure>\n<p>Wasiirka oo war-fidiyeenka kula hadlay Isbitaalka ayaa sheegey in shacab walba looga baahanyahey in lashaqeeyaan dowladooda si ay u kala badbaadaan,waxa uu sheegey in aysa jirin cid umaqan sidaas darteedna ay iska dhaafaan dagaalka.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegey dadka ku dagaalamaya deegaanka Kaxandhaale dhamaantood yihiin reer Galmudug uuna aad ugu xunyahey daagaalka ku soo laalaabtey deegaanka Kaxandhaale ee Bartamaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxa uu umahad celiyey dhaqaatiirta iyo howl wadeenada Isbitaalka degmada Cadaado oo uu sheegey in ay qabteen shaqo aad u wanaagsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda dowlad Goboleed Galmudug ayaa maanta booqday isbitaalka dagmada Cadaado oo ay ku jiraan dadkii ku dhaawacmay dagaalkii shaley ka dhacey deegaanka Kaxandhaale ee Gobolka Galguduud. Siciid Siyaad Shirwac wasiirka Maaliyada Galmudug iyo masuuliyiin lasocotey ayaa booqday qeybaha kala duwan ee isbitaalka Cadaado iyo dhaawacyada si loola socdo xaaladooda Caafmaad. Wasiirka oo war-fidiyeenka kula&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14152,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14150"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14150"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14150\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14152"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14150"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14150"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14150"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}