{"id":14149,"date":"2018-12-27T12:01:29","date_gmt":"2018-12-27T12:01:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14149"},"modified":"2018-12-27T12:01:29","modified_gmt":"2018-12-27T12:01:29","slug":"taliyayaasha-qeybta-12ka-april-ee-ciidanka-xoogga-dalka-oo-la-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/taliyayaasha-qeybta-12ka-april-ee-ciidanka-xoogga-dalka-oo-la-magacaabay\/","title":{"rendered":"Taliyayaasha qeybta 12ka April ee ciidanka Xoogga Dalka oo la magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa magacaabay Taliyaha iyo ku xigeenka qeybta 12ka April ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wareegtadan ayaa sidoo kale saameyn ku yeelatay taliyayasha qeybta 27aad ee Ciidanka xoogga dalka oo ka howlgalayay Hirshabeelle,waxaana loo magacaabay talis cusub halka kuwii hayay loo wareejiyay qeybta 12ka April.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/48429919_1961554377486333_5469809609310994432_n.jpg?_nc_cat=111&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=23f688603a22fa9f21c052edaf99db95&amp;oe=5CCF9E95\" alt=\"No automatic alt text available.\" \/><\/p>\n<p>Taliyayaasha qeybta 12ka April ayaa Bishii la soo dhaafay ku geeriyooday qarax ka dhacay degaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellaha hoose,waxaana la magacaabay beddelkoodii.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa magacaabay Taliyaha iyo ku xigeenka qeybta 12ka April ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Wareegtadan ayaa sidoo kale saameyn ku yeelatay taliyayasha qeybta 27aad ee Ciidanka xoogga dalka oo ka howlgalayay Hirshabeelle,waxaana loo magacaabay talis cusub halka kuwii hayay loo wareejiyay qeybta 12ka April. Taliyayaasha qeybta 12ka April ayaa Bishii la&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9865,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14149"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14149"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14149\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9865"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14149"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14149"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14149"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}