{"id":14042,"date":"2018-12-26T04:07:48","date_gmt":"2018-12-26T04:07:48","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14042"},"modified":"2018-12-26T13:37:14","modified_gmt":"2018-12-26T13:37:14","slug":"guddiga-maaliyadda-ee-golaha-shacabka-oo-isbeddel-lagu-sameeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/guddiga-maaliyadda-ee-golaha-shacabka-oo-isbeddel-lagu-sameeyay\/","title":{"rendered":"Guddiga Maaliyadda ee Golaha shacabka oo isbeddel lagu sameeyay"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sh. C\/Raxmaan ayaa isbeddel ku sameeyay Guddiga Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta iyo La-Xisaabtanka Hay\u2019adaha Dowladda.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiye Mursal ayaa isbeddel loogu sameeyay Xubanaha Guddiga,waxaa laga saaray xubno ku jiray halka kuwo cusubna lagu beddelay.<\/p>\n<p>Xubnaha laga saaray waxaa ka mid ahaa\u00a0 Guddoomiyihii Guddiga xildhibaan Cali Cabdi Cusmaan, Gudoomiye ku-xigeenkii xildhibaan Maxamed Cali iyo Xoghayihii guddiga maaliyadda xildhibaan C\/llaahi Maxamed Nuur\u00a0Xoghayihii Guddiga C\/llahi Maxamed Nuur oo dhowr jeer dhalliil adag u jeediyey\u00a0 Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaan Cabdullaahi ayaa\u00a0 warbaahinta ka sheegay in Wasaaraddu sameysay Musuqmaasuq.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/48418172_1982999788436262_6483327307397201920_n.png?_nc_cat=105&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=c28fb228122689e71619a80f65ac375e&amp;oe=5C95B587\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/48416715_1187201938102181_3933608289815756800_n.png?_nc_cat=101&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=0af54934da95d1bafd05553b6340a1e8&amp;oe=5C91B6E9\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/49439872_615232022228556_3429084447264210944_n.png?_nc_cat=101&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=8c240701d0fc4b397d0cbf9a2fd095e8&amp;oe=5C90E8E9\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/48416530_205589097051961_7175097542072336384_n.png?_nc_cat=109&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=26fd72142f9b3064fedb89a2acf577d2&amp;oe=5CD0EFE4\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sh. C\/Raxmaan ayaa isbeddel ku sameeyay Guddiga Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta iyo La-Xisaabtanka Hay\u2019adaha Dowladda. Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiye Mursal ayaa isbeddel loogu sameeyay Xubanaha Guddiga,waxaa laga saaray xubno ku jiray halka kuwo cusubna lagu beddelay. Xubnaha laga saaray waxaa ka mid ahaa\u00a0 Guddoomiyihii Guddiga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":12723,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14042"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14042"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14042\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12723"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14042"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14042"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14042"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}