{"id":14034,"date":"2018-12-25T16:13:55","date_gmt":"2018-12-25T16:13:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=14034"},"modified":"2018-12-25T16:28:04","modified_gmt":"2018-12-25T16:28:04","slug":"14034-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/14034-2\/","title":{"rendered":"Madaxii hore UNSOM ee Koofur Galbeed oo maanta lasoo sagootiyay. (Sawirro)."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Koofur Galbeed waxaa maanta lagu qabtay Xaflad lagu soo sagootinayay u qaabilsahiii UNSOM ee Baydhabo.<\/p>\n<p>Madaxeeynaha Cusub ee Koofur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (lafta gareen), Gudoomiyaha Baarlamaanka Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna, Xildhibaano iyo Wasiirado ayaa ka qaybgalay Munaasabadda.<\/p>\n<p>Wakiilka Cusub Xafiiska Qaramada Midoobe Soomaaliya ee UNSOM loosoo gaabiyo una qaabilsanaan doono Magaalada Baydhabo Aroud Laloum ayaa goobjoog ka ahaa Madasha.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa u mahad helay u qaabilsanihii hore UNSOM ee Baydhabo, waxa uu rajeeyay in Wakiilka cusub uu sii dhaqaajin doono waxyaabihii u qabyada ahaa Vikram Parekh oo xilka kala wareegay.<\/p>\n<p>Vikram ayaa dhankiisa ugu mahad celiyay Mas&#8217;uuliyiintii iyo shaqsiyaadkii la shaqeeyay Mudada uu Xafiiskaan ku howlgalayay.<\/p>\n<p>Vikram ayaa Xafiiska Howlgalka Taageerada Qaramada Midoobe Soomaaliya ee UNSOM wakiil ugu ahaa La socodka Siyaasiyadda, Ammaanka, Doorashooyinka, Xaaladaha Bani aadamnimada, qorshaha Ciidamada AMISOM iyo isbadalada soo kordha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<figure style=\"width: 720px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/48411871_578478792599799_1251559633332469760_n.png?_nc_cat=104&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=5aa33bc508fb2dcc2b845bc64af72752&amp;oe=5CD0399E\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Sawirka Kulanka kadib<\/figcaption><\/figure>\n<figure style=\"width: 720px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/48891243_344160312838185_3557253495511842816_n.png?_nc_cat=105&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=df7656af3e08bcddf22ec251e3d0e641&amp;oe=5C8FF132\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Gudoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed<\/figcaption><\/figure>\n<figure style=\"width: 720px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/48405603_2427402430617826_4062291763476299776_n.png?_nc_cat=101&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=65af476435de5db275ad4c9802890af2&amp;oe=5CCC8C98\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Shahaado Sagootin ah oo la siiyay Wakiilkii UNSOM ee Baydhabo<\/figcaption><\/figure>\n<figure style=\"width: 720px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/48419181_2220436314655109_8356429731356213248_n.png?_nc_cat=100&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=6396697ef9d016805eea7ca38cf43183&amp;oe=5C9A0EB4\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Aroud Laloum ninka Xafiiskaan lagu wareejiyay<\/figcaption><\/figure>\n<figure style=\"width: 720px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/48935565_1795936560536141_7814870488890474496_n.png?_nc_cat=102&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=9ceedb630ad978bbd0ceeeba77a3a40f&amp;oe=5CD4F24A\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" width=\"720\" height=\"480\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Viktam Parekh Wakiilkii hore UNSOM ee Baydhabo iyo Aroud Laloum Wakiilka Cusub.<\/figcaption><\/figure>\n<figure style=\"width: 720px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/48957857_1189423834566668_1172068232589213696_n.png?_nc_cat=105&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=b90344a33a075ac01999465c07af9241&amp;oe=5C9BB10A\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Madaxweynaha Cusub Koofur Galbeed Cabdicasiis Lafta gareen iyo Viktam Parekh<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Koofur Galbeed waxaa maanta lagu qabtay Xaflad lagu soo sagootinayay u qaabilsahiii UNSOM ee Baydhabo. Madaxeeynaha Cusub ee Koofur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (lafta gareen), Gudoomiyaha Baarlamaanka Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna, Xildhibaano iyo Wasiirado ayaa ka qaybgalay Munaasabadda. Wakiilka Cusub Xafiiska Qaramada Midoobe Soomaaliya ee UNSOM loosoo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":14035,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14034"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=14034"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/14034\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/14035"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=14034"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=14034"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=14034"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}