{"id":13945,"date":"2018-12-24T04:53:20","date_gmt":"2018-12-24T04:53:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=13945"},"modified":"2018-12-24T05:34:09","modified_gmt":"2018-12-24T05:34:09","slug":"maxkamadda-ciidanka-oo-dil-ku-fulisay-nin-lagu-eedeeyay-al-shababnimo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxkamadda-ciidanka-oo-dil-ku-fulisay-nin-lagu-eedeeyay-al-shababnimo\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidanka oo dil ku fulisay nin lagu eedeeyay Al-shababnimo"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saakay Xukun toogasho ah ku fulisay Cabdulqaadir Abuukar Shaacir Maxamed\u00a0 oo ay sheegtay in uu katirsanaa Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Waxaa loo heystaa Qaraxyo ka dhacay Muqdisho Hoteel Wehliye, Baar Itaaliya iyo meel u dhaw Wasaaradda Amniga.<\/p>\n<p>6-dii bishii Desember 2018, ayay Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ku xukuntay dil toogasho ah, kadib markii uu Racfaan ka qaatay xukunkii ay ku ridday Maxkamadda Darajada Koowaad.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/48930698_972048049657309_239348313973850112_n.jpg?_nc_cat=106&amp;_nc_eui2=AeH2QguBCzwo1xAmcfCM_oOWgV8QdqhqCw_0TEmtbjHApbGk0aUfxAfXc0dKXkR4tRsMdQD0vtBCOsnKbtn6UgEA6RfmI7z7Ia-agM9GmrnG4A&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=10b09d3b84bb6b9b88101af1ad2a8b6b&amp;oe=5CD3C0AF\" alt=\"Image may contain: 1 person, beard, stripes and close-up\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">C\/Qaadir Abuukar Shaacir.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Waxaana maanta lagu fuliyay Xukunkii Toogashada ahaa ee lagu riday, sida ay ku dhawaaqeen mas&#8217;uuliyiin katirsan Maxkamadda iyo Xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada.<\/p>\n<p>Isku geyn waxa qaraxyada loo heysto ku dhintay dad gaaraya 27-ruux, waxa ay maxkamadda Ciidamada sheegtay in lagu qabtay Gaari walxaha qarxa waday oo laga hortagay.<\/p>\n<p>Waa xukunkii 2aad oo Maxkamada Ciidanada qalabka sida qeybteeda Muqdisho ay fuliso tan iyo markii uu talada dalka la wareegay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Toogashadii ka horreeysay midda saaka ayaa lagu fuliyay 14kii October Nin loo heystay qarixii Soobe ee ay ku geeriyoodeen dadka ka badam 600 Qof.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saakay Xukun toogasho ah ku fulisay Cabdulqaadir Abuukar Shaacir Maxamed\u00a0 oo ay sheegtay in uu katirsanaa Al-Shabaab. Waxaa loo heystaa Qaraxyo ka dhacay Muqdisho Hoteel Wehliye, Baar Itaaliya iyo meel u dhaw Wasaaradda Amniga. 6-dii bishii Desember 2018, ayay Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ku xukuntay dil toogasho ah,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":13946,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13945"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13945"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13945\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/13946"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}