{"id":13937,"date":"2018-12-23T19:02:34","date_gmt":"2018-12-23T19:02:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=13937"},"modified":"2018-12-23T19:05:46","modified_gmt":"2018-12-23T19:05:46","slug":"gudoomiyaha-golaha-shacabka-iyo-guddiga-maaliyadda-oo-caawa-ku-kulmay-muqdisho-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/gudoomiyaha-golaha-shacabka-iyo-guddiga-maaliyadda-oo-caawa-ku-kulmay-muqdisho-sawirro\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Guddiga Maaliyadda oo Caawa ku kulmay Muqdisho. (Sawirro)."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho kula kulmay Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda iyo Qorsheynta ee Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Kulanka oo saacado badan qaatay waxaa looga hadlay sida lagu xalin karo khilaafka xubnaha guddiga u dhaxeeya iyo sida ay ku wada shaqeyn karaan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa Dhageystay talooyinka xubnaha Guddiga Maaliyadda ee kulanka ay ku soo bandhigeen oo ay xalka ugu dhigi karaan khilaafka.<\/p>\n<p>Xubnaha guddiga ayaa sheegay in howlo culus ay horyaallaan, isla markaana ay wadaan qorshihii ay ugu gudbi lahaayeen.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in howlo muhiim ah guddiga maaliyadda horyaallaan, loona baahan yahay in si deg deg ah loo qabto.<\/p>\n<p>\u201cWaad mahadsan tihiin sida aad u aqbasheen una soo xaadirteen kulankan deg dega ah ee aan isku kiin yeeray, ujeedku waxa uu ahaa inan dhageysto talooyinkiina, waan dhageystay waana fahmay in badan, waxaan la soo tashan doonaa guddoomiye ku xigeenada Golaha Shacabka\u201d. ayuu yiri Gudoomiye Mursal.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa sidoo kale Goobjoog ka ahaa Habdhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Cabdulllaahi Xasan (Nuux) iyo Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Cabdikariin Xaaji Cabdi (Buux.<\/p>\n<figure style=\"width: 1920px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/49128396_205935347025953_7223349257669967872_n.png?_nc_cat=107&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=3e5281293a4c220aec5439ee78fa7180&amp;oe=5CCE7198\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Gudoomiye Mursal iyo Guddiga Maaliyadda.<\/figcaption><\/figure>\n<figure style=\"width: 1920px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/48421108_322194291966898_2024788651535237120_n.png?_nc_cat=110&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=5f9535a97a535ca36b30af582945abd7&amp;oe=5CD8433D\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Gudoomiye Mursal oo qoraya Aragtida Xubnaha Guddiga Maaliyadda.<\/figcaption><\/figure>\n<figure style=\"width: 1920px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/48407603_349076892578487_6924565567051399168_n.png?_nc_cat=105&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=98509a54b3e32992395a9ab04abfd1de&amp;oe=5C931CED\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Xildhibaanadda Guddiga Maaliyadda oo Aragtidooda dhiibanaya.<\/figcaption><\/figure>\n<figure style=\"width: 1920px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/48405264_384819688929964_389508054338502656_n.png?_nc_cat=104&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=18ac26a8a8d21df9de9b29651e8e5032&amp;oe=5CD36C5F\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Xoghayaha Golaha Shacabka iyo Xubnaha Guddiga Maaliyadda.<\/figcaption><\/figure>\n<figure style=\"width: 1920px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/49001767_525345387972714_3214137869723500544_n.png?_nc_cat=106&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=c724a9f390251805feb66ddac16bf46d&amp;oe=5C938DDA\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Gudoomiye Mursal<\/figcaption><\/figure>\n<figure style=\"width: 1920px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/48896873_2259628434306386_8257573160593915904_n.png?_nc_cat=100&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=f8a560a7dca96b495b18bee01544b311&amp;oe=5C9933CF\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sh.Cabdiraxmaan.<\/figcaption><\/figure>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho kula kulmay Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda iyo Qorsheynta ee Golaha Shacabka. Kulanka oo saacado badan qaatay waxaa looga hadlay sida lagu xalin karo khilaafka xubnaha guddiga u dhaxeeya iyo sida ay ku wada shaqeyn karaan. Guddoomiyaha ayaa Dhageystay talooyinka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":13938,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13937"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13937"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13937\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/13938"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13937"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13937"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13937"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}