{"id":13927,"date":"2018-12-23T09:20:39","date_gmt":"2018-12-23T09:20:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=13927"},"modified":"2018-12-23T11:20:47","modified_gmt":"2018-12-23T11:20:47","slug":"al-shabab-oo-sheegtay-in-yusuf-dabageed-ku-weerartay-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/al-shabab-oo-sheegtay-in-yusuf-dabageed-ku-weerartay-hiiraan\/","title":{"rendered":"Al-shabab oo sheegtay in Yusuf Dabageed ku weerartay Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan Bartamaha Soomaaliya, \u00a0waxa ay sheegayaan in Weerar Jidgal ah lagu qaaday Mas&#8217;uuliyiin katirsan Maamulka Gobolka .<\/p>\n<p>Weerarka ayaa ka dhacay Deegaanka Orotan oo u dhaxeeya Degmooyinka Maxaas iyo BaladWayne, sida wararku ay sheegayaan waxaa jira khasaare labada dhinac kala gaaray.<\/p>\n<p>Wafdiga waxaa hogaaminayay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, waxaana socdaalka ku wehliya xubno katirsan Maamulka Gobolka.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa warbaahintooda ku daabacay in weerarkaasi ku qaadeen Yuusuf Dabageed iyow afdi la socday .<\/p>\n<p>Degmada Maxaas oo ay wafdigaan kusoo jeedaan, Duleedkeeda waxaa habeen kahor ka dhacay Dagaal Beeleed u dhaxeeyo Labo Maleeshiyo oo Deegaanka ah.<\/p>\n<p>Maamulka Maxaas, \u00a0ayaa shalay dalbaday in la kala dhexgalo Maleeshiyo beeleedka, oo marar badan Halkaa ku dagaalamay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan Bartamaha Soomaaliya, \u00a0waxa ay sheegayaan in Weerar Jidgal ah lagu qaaday Mas&#8217;uuliyiin katirsan Maamulka Gobolka . Weerarka ayaa ka dhacay Deegaanka Orotan oo u dhaxeeya Degmooyinka Maxaas iyo BaladWayne, sida wararku ay sheegayaan waxaa jira khasaare labada dhinac kala gaaray. Wafdiga waxaa hogaaminayay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1584,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13927"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13927"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13927\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1584"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13927"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13927"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13927"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}