{"id":13792,"date":"2018-12-21T11:16:28","date_gmt":"2018-12-21T11:16:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=13792"},"modified":"2018-12-21T11:40:16","modified_gmt":"2018-12-21T11:40:16","slug":"madaxweynaha-jabuuti-oo-soo-dhaweyey-is-dhexgalka-geeska-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweynaha-jabuuti-oo-soo-dhaweyey-is-dhexgalka-geeska-afrika\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jabuuti oo soo dhaweyey is dhexgalka Geeska Afrika."},"content":{"rendered":"<p>IsmaaciilCumar Geelle Madexweynaha Jabuuti ayaa ammaanay doorka firfircoon ee Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya Abiu Ahmed ugu jiro nabadda iyo is dhexgalka wadamada Geeska Afrika.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo ka hadlaayey kulan sadex cisha ahaa oo ay yeesheen Safiiro ree Jabuuti ah iyo Diblomaasiyiin sare oo maamta lagu soo gaba gabeeyey Jabuuti waxa uu soo dhaweeyey is badalka ka jira Bariga Afrika ee uu hormuudka ka yahey Abiy Ahmed sida lagu daabacey Wakaaladda wararka ee Walta.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jabuuti ayaa xusay in ay tallaabadani xal ka geysankarto shaqaaqooyinka ka dhex taagan beybo ka mid ah qowmiyadaha ku dhaqan Geeska Afrika iyo Xalwaara oo laga gaaro xaaladaha hada Jira.<\/p>\n<p>Abiy Ahmed ayuu ugu mahadceliyey dadaalkiisa ku aadan nabada iy isdhexgalka Bariga Afrika ee uu hormuudka ka yahey iyo geedi socodka wada hadalka Jabuuti iyo Eritrea.<\/p>\n<p>Wadamada Soomaaliya,Eritrea iyo Itoobiya ayaa horey u kala saxiixday heshiis Saddex geesood ah oo ay wadda gaareen, sidoo kale waxaa jira wadamo dhaca Geeska Afrika oo dhankooda soo dhaweeyey is dhexgalka Bariga Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>IsmaaciilCumar Geelle Madexweynaha Jabuuti ayaa ammaanay doorka firfircoon ee Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya Abiu Ahmed ugu jiro nabadda iyo is dhexgalka wadamada Geeska Afrika. Madaxweynaha oo ka hadlaayey kulan sadex cisha ahaa oo ay yeesheen Safiiro ree Jabuuti ah iyo Diblomaasiyiin sare oo maamta lagu soo gaba gabeeyey Jabuuti waxa uu soo dhaweeyey is badalka ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2839,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13792"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13792"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13792\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2839"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13792"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13792"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13792"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}