{"id":13745,"date":"2018-12-20T07:40:40","date_gmt":"2018-12-20T07:40:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=13745"},"modified":"2018-12-20T07:40:40","modified_gmt":"2018-12-20T07:40:40","slug":"hoggaanka-amisom-oo-dhaawacyada-askartooda-ku-booqday-isbitaallada-nairobisawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hoggaanka-amisom-oo-dhaawacyada-askartooda-ku-booqday-isbitaallada-nairobisawirro\/","title":{"rendered":"Hoggaanka AMISOM oo dhaawacyada Askartooda ku booqday Isbitaallada Nairobi,Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya waxaa booqasho ku tagay madaxa howlgalka AMISOM ee Soomaaliya\u00a0Amb. Madeira iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka AMISOM\u00a0Gen. Jim Owoyesigire.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiintan ayaa Nairobi u tagay si ay ula socdaan xaaladda dhaawacyada Askarta AMISOM ee ku jira Isbitaallo kala duwan oo ku yaalla Nairobi.<\/p>\n<p>Madeira, ayaa Askarta dhaawaca ah u rajeeyay in ay caafimaad deg deg ah helaan,waxaana uu ku bogaadiyay sida ay naf hurnimada ugu sameeyeen nabadeynta Afrika.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Ciidamada AMISOM ay Soomaaliya ka taageerayaan amaanka islamarkaana ay sii wadayaan howlgalkooda inta ay Soomaaliya ka gaareyso isku filnaansho dhinaca amaanka ah.<\/p>\n<p>Ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya ayaa inta badan dhaawacyadooda la geeyaa Isbitaallada AMISOM ee Xerada Xalane,halka kuwa dhaawacooda adagyahayna badankood la geeyo Kampaala,Nairobi iyo meelo kale.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/Du1-4BHWsAEy2aN.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/Du1-4rKWkAALAeL.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/Du1-59fWoAAx5lU.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/Du1-3d-WkAEZ_HP.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya waxaa booqasho ku tagay madaxa howlgalka AMISOM ee Soomaaliya\u00a0Amb. Madeira iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka AMISOM\u00a0Gen. Jim Owoyesigire. Mas&#8217;uuliyiintan ayaa Nairobi u tagay si ay ula socdaan xaaladda dhaawacyada Askarta AMISOM ee ku jira Isbitaallo kala duwan oo ku yaalla Nairobi. Madeira, ayaa Askarta dhaawaca ah u rajeeyay in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":13748,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13745"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13745"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13745\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/13748"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13745"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13745"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13745"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}