{"id":13726,"date":"2018-12-19T11:21:36","date_gmt":"2018-12-19T11:21:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=13726"},"modified":"2018-12-19T11:21:36","modified_gmt":"2018-12-19T11:21:36","slug":"iom-oo-xafiiskeedii-nairobi-u-soo-wareejisay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/iom-oo-xafiiskeedii-nairobi-u-soo-wareejisay-muqdisho\/","title":{"rendered":"IOM oo xafiiskeedii Nairobi u soo wareejisay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda socdaalka u qaabilsan Qaramada Midoobey ee loo soo gaabiyo IOM ayaa maanta xafiiskeeda u soo wareejisay magaalada Muqdisho, kana soo wareegtay Nairobi.<\/p>\n<p>Wasiirka\u00a0 Wasaaradda qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah Jamaal Maxamed Xasan oo ka qeybgalay munaasibadda lagu furyay xafiiska IOM ee Muqdisho ayaa bogaadiyay go\u2019aanka hay\u2019adda ay xafiiskeeda ugu soo wareejisay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/DuxkYl4WwAAEDI7.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p>Wasiir Jamaal Maxamed , ayaa dhamaan hay\u2019adaha aan dowliga ahayn ee ka howlgala Soomaaliya ugu baaqay in ay raacaan IOM islamarkaana xafiisyadooda ka furtaan Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiirku waxaa uu sheegay in Hay\u2019addii xafiiskeeda Muqdisho u soo wareejin weysay waxii ka horreeya 31ka Bishan December ay Dowladda Federaalka ah kala laabaneyso ruqsadda ay uga shaqeyso Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhowr bilood ka hor ayuu Wasiir Jamaal Hay\u2019adaha aan dowliga ahayn ee ka howlgala Soomaaliya ku wargeliyay in ay xafiisyadooda Nairobi u soo wareejiyaan Muqdisho.<\/p>\n<p>Burburkii kaddib hay\u2019adaha ka howlgala Soomaaliya ee aan dowliga ahayn ayaa waxaa ay ku shaqeynayeen Xafiisyo ay ku leeyihiin caasimadda Kenya ee Nairobi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda socdaalka u qaabilsan Qaramada Midoobey ee loo soo gaabiyo IOM ayaa maanta xafiiskeeda u soo wareejisay magaalada Muqdisho, kana soo wareegtay Nairobi. Wasiirka\u00a0 Wasaaradda qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah Jamaal Maxamed Xasan oo ka qeybgalay munaasibadda lagu furyay xafiiska IOM ee Muqdisho ayaa bogaadiyay go\u2019aanka hay\u2019adda ay xafiiskeeda ugu soo wareejisay magaalada Muqdisho. Wasiir&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":13727,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13726"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13726"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13726\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/13727"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13726"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13726"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13726"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}