{"id":13714,"date":"2018-12-19T09:53:51","date_gmt":"2018-12-19T09:53:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=13714"},"modified":"2018-12-19T09:53:51","modified_gmt":"2018-12-19T09:53:51","slug":"maxkamad-ku-taalla-turkiga-oo-xukun-ku-ridday-wiil-uu-adeer-u-yahay-fethullah-gulen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxkamad-ku-taalla-turkiga-oo-xukun-ku-ridday-wiil-uu-adeer-u-yahay-fethullah-gulen\/","title":{"rendered":"Maxkamad ku taalla Turkiga oo xukun ku ridday wiil uu adeer u yahay Fethullah Gulen"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamad ku taalla Magaalada Ankara ee Xarunta Dalka Turkiga ayaa la soo taagay wiil uu adeer u yahay Hoggaamiyaha lagu magacaabo\u00a0Fethullah Gulen ee u dhashay Dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Wiilkan ayaa lagu soo eedeeyay in uu ka tirsanyahay Ururka\u00a0Fethullah Gulen ee lagu magacaabo FETU, kaas oo lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay ee sanadkii 2016kii ka dhacay Dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Selman Gulen, oo ka hor hadlayay Maxkamadda ayaa sheegay in adeerskiis uu kaliya hal mar la kulmay noloshiisa,islamarkaana uusan ku jirin ururkiisa.<\/p>\n<p>Wasiirka Difaaca Turkiga Hulusi Akara ayaa Isniintii Baarlamaanka dalka Turkiga ka hor sheegay in shaqada laga eryay lana xiray\u00a015,154 xubnood oo ka mid ahaa Saraakiisha Ciidamada.<\/p>\n<p>Dacwad oogaha Maxkamadda ayaa dalbaday in\u00a0Selman Gulen, lagu xukumo 7 ilaa 15 Sano oo Xabsi ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamad ku taalla Magaalada Ankara ee Xarunta Dalka Turkiga ayaa la soo taagay wiil uu adeer u yahay Hoggaamiyaha lagu magacaabo\u00a0Fethullah Gulen ee u dhashay Dalka Turkiga. Wiilkan ayaa lagu soo eedeeyay in uu ka tirsanyahay Ururka\u00a0Fethullah Gulen ee lagu magacaabo FETU, kaas oo lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay ee sanadkii 2016kii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":13716,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13714"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13714"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13714\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/13716"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13714"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13714"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13714"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}