{"id":13711,"date":"2018-12-19T09:13:56","date_gmt":"2018-12-19T09:13:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=13711"},"modified":"2018-12-19T10:00:41","modified_gmt":"2018-12-19T10:00:41","slug":"doorashada-koofur-galbeed-oo-billabatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/doorashada-koofur-galbeed-oo-billabatay\/","title":{"rendered":"Doorashada Koofur Galbeed oo billabatay"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay,waxaa ka billaabatay codeynta doorashada Madaxtinimada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhamaan shanta musharrax ee ka qeybgaleysa doorashada ayaa xaadir ku ah hoolka doorashada waxaana socota codeynta Xildhibaannada.<\/p>\n<p>Shanta musharrax ee tartamaya ayaa kala ah<\/p>\n<ol>\n<li>Sayid Maxamed Ibraahim Daahir, Danjirihii hore ee Soomaaliya u fadhiyey Uganda<\/li>\n<li>C\/Casiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen),\u00a0Wasiirkii hore ee tamarta &amp; Biyaha<\/li>\n<li>Aadan Maxamed Nuur (Saransoor) Hoggaamiye kooxeed hore<\/li>\n<li>Dr. Ibraahim Macalin Nuur<\/li>\n<li>Xuseen Cusmaan Xuseen, Agaasimihii hore ee Nabad sugidda<\/li>\n<\/ol>\n<p>Waxaa doorashada laga saaray oo kaharay guddoomiye ku xigeenkii hore ee Alshabaab Musharax madaxweyne Muqtaar Roobow Cali Abuumansuur.<\/p>\n<p>Musharrixiinta kale ee doorashadan ka qeybgeleysa ayaa kala ah;\u00a0Sayid Maxamed Ibraahim Daahir iyo\u00a0Ibraahim Macalin Nuur<\/p>\n<p>la socota natiijada doorashada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay,waxaa ka billaabatay codeynta doorashada Madaxtinimada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya. Dhamaan shanta musharrax ee ka qeybgaleysa doorashada ayaa xaadir ku ah hoolka doorashada waxaana socota codeynta Xildhibaannada. Shanta musharrax ee tartamaya ayaa kala ah Sayid Maxamed Ibraahim Daahir, Danjirihii hore ee Soomaaliya u fadhiyey Uganda C\/Casiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen),\u00a0Wasiirkii hore&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":13712,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13711"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13711"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13711\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/13712"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13711"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13711"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13711"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}