{"id":13706,"date":"2018-12-19T08:45:17","date_gmt":"2018-12-19T08:45:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=13706"},"modified":"2018-12-19T08:58:37","modified_gmt":"2018-12-19T08:58:37","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-puntland-oo-is-casilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-puntland-oo-is-casilay\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo is casilay"},"content":{"rendered":"<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Open Sans','serif'; color: #585858;\">\u00a0<\/span><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Open Sans','serif'; color: #585858;\">Wasiirka Wasaarada arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee maamulka Puntland oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe ayaa sheegey in uu iska casilay xilka Wasiirnimo ee uu ka haayey Puntland.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Open Sans','serif'; color: #585858;\">Cabdullahi Cali Xirsi Timo-Cadde ayaa sheegay in uu warqadda is casilaadda uu u gudbiyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo u magacaabey xilka wasiirnimo sanadii 2017.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Open Sans','serif'; color: #585858;\">Wasiirka ayaa sidoo kale u mahadceliyey Madaxweynaha,Kuxigeenkiis,Golaha wasiirada iyo dhamaanka shacabka Puntland.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Open Sans','serif'; color: #585858;\">Sidoo kale waxaa la sheegey in Wasiir Timo-Cadde saacadaha nagu soo aadan uu ku dhawaaqi doono in uu yahey Musharrax u taagan Doorasha Madaxweyne ee Maamulka Puntland oo dhawaan la filayo in ay ka qabsoonto deegaanada Puntlan.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Open Sans','serif'; color: #585858;\">Waxaa horey Garowe iyo magaalooyinka kale ee maamulka Puntland ugu sugnaa tiro musharixiina oo u tartamayay Kursiga Madaxweynaha maamulka Puntland ee shanta sano ee soo socota.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Wasiirka Wasaarada arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee maamulka Puntland oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe ayaa sheegey in uu iska casilay xilka Wasiirnimo ee uu ka haayey Puntland. Cabdullahi Cali Xirsi Timo-Cadde ayaa sheegay in uu warqadda is casilaadda uu u gudbiyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo u magacaabey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":13707,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,1,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13706"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13706"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13706\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/13707"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13706"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13706"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13706"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}