{"id":13702,"date":"2018-12-19T05:44:24","date_gmt":"2018-12-19T05:44:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=13702"},"modified":"2018-12-19T05:44:24","modified_gmt":"2018-12-19T05:44:24","slug":"daacish-oo-soo-bandhigtay-dagaalkii-ay-la-gashay-al-shababsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/daacish-oo-soo-bandhigtay-dagaalkii-ay-la-gashay-al-shababsawirro\/","title":{"rendered":"Daacish oo soo bandhigtay dagaalkii ay la gashay Al-shabab,Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Ururka Daacish ayaa soo bandhigay Muuqaalka iyo Sawirro muujinaya dagaalkii ay duleedka Degmada Qandala kula galeen Al-shabaab.<\/p>\n<p>Daacish ayaa sheegtay Insiintii la soo dhaafay in dagaal Axaddii dhexmaray Ciidankooda iyo kuwa AL-shabaab ay ku dileen 14 ka mid ah Ciidamada AL-shabaab.<\/p>\n<p>Ma jirin cid ka madaxbanaan Daacish oo xaqoojisay sheegashadeeda, sidoo kale Al-shabaab kama hadlin dagaalka ay Daacish sheegtay.<\/p>\n<p>Labada Urur ayaa ku kala aragti duwan maamulka iyo aragtida,waxaana ay dhowr jeer oo hore ku dagaallameen meelo ka mid ah Gobollada Jubooyinka.<\/p>\n<p>Ururka Daacish ayaa bil ka hor sheegay in uu dagaal aargudasho ah ku qaadayo Al-shabab, haddii aysan joojin dilalka ay al-shabab u geysato xubnaha ka tirsan Daacish.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.longwarjournal.org\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/fighting2-1024x576.png\" alt=\"https:\/\/www.longwarjournal.org\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.longwarjournal.org\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/AKs-1024x575.png\" alt=\"https:\/\/www.longwarjournal.org\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.longwarjournal.org\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/fighting1-1024x576.png\" alt=\"https:\/\/www.longwarjournal.org\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Daacish ayaa soo bandhigay Muuqaalka iyo Sawirro muujinaya dagaalkii ay duleedka Degmada Qandala kula galeen Al-shabaab. Daacish ayaa sheegtay Insiintii la soo dhaafay in dagaal Axaddii dhexmaray Ciidankooda iyo kuwa AL-shabaab ay ku dileen 14 ka mid ah Ciidamada AL-shabaab. Ma jirin cid ka madaxbanaan Daacish oo xaqoojisay sheegashadeeda, sidoo kale Al-shabaab kama hadlin&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":13703,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13702"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13702"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13702\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/13703"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13702"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13702"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13702"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}