{"id":13003,"date":"2018-12-09T11:01:52","date_gmt":"2018-12-09T11:01:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=13003"},"modified":"2018-12-09T11:01:52","modified_gmt":"2018-12-09T11:01:52","slug":"khasaaraha-ka-dhashay-qarax-ka-dhacay-duleedka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/khasaaraha-ka-dhashay-qarax-ka-dhacay-duleedka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Khasaaraha ka dhashay Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan Lix qof ayaa la \u00a0xaqiijiyay in ay ku dhinteen kaddib qarax ka dhacay meel u dhow Koontaroolka Siinka dheere ee duleedka Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Dadka dhintay ayaa lagu kala sheegay Afar Askari,wadihii Gaariga iyo Qof Shacab ah,Qarax ayaa ka dhacay Isbaaradii hore ee Shabeelle.<\/p>\n<p>Gaariga qarxay ayaa lagu sheegay in uu ahaa Qooqan ka baxday Muqdisho,kuna sii jeedday dhinaca Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose.<\/p>\n<p>Qof ka mid ah Goobjoogayaasha degaanka ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in qaraxa uu ahaa Miino la kacday Gaariga ay wateen Ciidamada.<\/p>\n<p>Qaraxan ayaa ku soo aadaya iyada oo saaka Ex-Koontarool Afgooye lagu dilay Ganacsade sidoo kalena ahaa sarkaal ka tirsan qeybta Canshuurta,waxaana dilkiisa sheegatay Al-shabaab.<\/p>\n<p>Taliyaha Milatariga Soomaaliya Daahir Aadan Cilmi, ayaa sheegay in hadda wixii ka dambeeya aysan u naxariisan doonin ciidamada ka tirsan AL-shabab ee ay ku qabtaan dagaalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan Lix qof ayaa la \u00a0xaqiijiyay in ay ku dhinteen kaddib qarax ka dhacay meel u dhow Koontaroolka Siinka dheere ee duleedka Magaalada Muqdisho. Dadka dhintay ayaa lagu kala sheegay Afar Askari,wadihii Gaariga iyo Qof Shacab ah,Qarax ayaa ka dhacay Isbaaradii hore ee Shabeelle. Gaariga qarxay ayaa lagu sheegay in uu ahaa Qooqan ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1364,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13003"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13003"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13003\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1364"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}