{"id":12988,"date":"2018-12-09T07:59:33","date_gmt":"2018-12-09T07:59:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12988"},"modified":"2018-12-09T08:29:25","modified_gmt":"2018-12-09T08:29:25","slug":"milatariga-somaliya-oo-sheegay-in-ay-tallaabo-ka-qaadayaan-xubnaha-ka-tirsan-al-shabaab-ee-la-qabto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/milatariga-somaliya-oo-sheegay-in-ay-tallaabo-ka-qaadayaan-xubnaha-ka-tirsan-al-shabaab-ee-la-qabto\/","title":{"rendered":"Milatariga Somaliya oo sheegay in ay tallaabo ka qaadayaan xubnaha ka tirsan Al-shabaab ee la qabto"},"content":{"rendered":"<p>Shir jaraa\u2019id oo maanta ay si wada jir ah u qabteen inta badan Taliyayaasha Ciidamada kala duwan ee Soomaaliya iyo Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa looga hadlay dagaalka ka dhanka ah A-shabaab.<\/p>\n<p>Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe; oo ah Taliyaha Ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in Milatariga Soomaaliya uusan dulqaad dambe u heyn in qof ka tirsan AL-shabab in ay qabtaan oo ay xabsi u gudbiyaan.<\/p>\n<p>Indhaqarshe\u00a0 ayaa sheegay in hadda kaddib xubnaha ka tirsan AL-shabaab ee la qabtotallaabo laga qaadi doono islamarkaana aan xabsi la geyn doonin, maaddaama iyaguba ay dilaan Ciidamada iyo saraakiisha dowladda,sidaas darteedna ay iyaguna daaweyn doonin dhaawacyada AL-shabaab.<\/p>\n<p>Dhanka kale Wasiirka Gashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar Dambe); \u00a0ayaa isaguna xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee uu ka dhacay shirka jaraa\u2019id ka sheegay in Askarigii isaga oo wata dhowrka Ciidanka ee kku dhinta dagaalka AL-shabaab ay nolosha qoyskiisa damaanad qaadeyso dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa ku soo aadaya iyada oo khamiistii la soo dhaafay Taliyayaashii Guutada 12ka April lagu dilay qarax ka dhacay degaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellaha hoose.<\/p>\n<p>Daahir Aadan Cilmi; Taliyaha Milatariga ayaa goobtii lagu aasayay saraakiishaas ka sheegay in ay ka aargoosan doonaan AL-shabaab.<\/p>\n<p>Shirka jaraa\u2019id ee Taliyayaasha Ciidanka ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Difaaca, Taliyaha Milatariga, Taliyaha Booliska,Taliyaha Ciidanka Badda,Abaanduulaha Ciidanka xoogga dalka iyo Saraakiil kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir jaraa\u2019id oo maanta ay si wada jir ah u qabteen inta badan Taliyayaasha Ciidamada kala duwan ee Soomaaliya iyo Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa looga hadlay dagaalka ka dhanka ah A-shabaab. Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe; oo ah Taliyaha Ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in Milatariga Soomaaliya uusan dulqaad dambe u heyn in qof ka tirsan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":12989,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12988"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12988"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12988\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12989"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12988"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12988"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12988"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}