{"id":12977,"date":"2018-12-09T07:15:29","date_gmt":"2018-12-09T07:15:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12977"},"modified":"2018-12-09T07:34:22","modified_gmt":"2018-12-09T07:34:22","slug":"cabdi-biifane-oo-kamid-ahaa-ganacsatada-gaadiid-ayaa-lagu-dilay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/cabdi-biifane-oo-kamid-ahaa-ganacsatada-gaadiid-ayaa-lagu-dilay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Cabdi  Biifane oo kamid ahaa ganacsatada gaadiid ayaa lagu dilay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay Cabdi Biifane oo kamid ahaa ganacsatada gaadiid.<\/p>\n<p>Ganacsadaha la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdi Cismaan Biifane,kaas oo dadka degaanka ay u sheegeen Mustaqbal in uu ka mid ahaa Ganacsatada Gaadiidka soo degsada.<\/p>\n<p>Rasaastii kooxda dilka geysatay ay ku fureen Biifane waxaa ku dhaawacantay haweeney ka agdhaweyd goobta uu dilka ka dhacay.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda ayaa gaaray goobta lagu dilau Cabdi Cismaan Biifane,waxaana ay halkaas ka qaadeen meydkiisa.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa mudda kooban xoray waddada,waxaana ay halkaas ka sameeyeen baaritaan aan ilaa hadda la sheegin cidda lagu soo qabtay.<\/p>\n<p>Dilalka qorsheyn ayaa wali ka sii socda Muqdisho iyada oo dowladda iyo Hay&#8217;adaha amaanka sheegayaan in ay ku guuleysteen amaanka Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Mustaqbal Radio<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay Cabdi Biifane oo kamid ahaa ganacsatada gaadiid. Ganacsadaha la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdi Cismaan Biifane,kaas oo dadka degaanka ay u sheegeen Mustaqbal in uu ka mid ahaa Ganacsatada Gaadiidka soo degsada. Rasaastii kooxda dilka geysatay ay ku fureen Biifane waxaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1525,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12977"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12977"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12977\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1525"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}