{"id":12975,"date":"2018-12-09T08:24:54","date_gmt":"2018-12-09T08:24:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12975"},"modified":"2018-12-09T08:24:54","modified_gmt":"2018-12-09T08:24:54","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga-ciyaartoyda-3","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-suuqa-kala-iibsiga-ciyaartoyda-3\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda PSG ayaa isku dayi doonta in ay Real Madrid ka hor qaado saxiixa xiddiga Eden Hazard marka la gaadho suuqa xagaaga dambe xilli uuna wali xididgu heshiis cusub u saxiixin Chelsea <strong>(Express).<\/strong><\/p>\n<p>Kooxda Man United ayaa wadahadalo la furtay kooxda Amiens iyaga oo ka doonaya da,yarka kooxda ee Noam Emeran <strong>(Mail).<\/strong><\/p>\n<p>Kooxda Napoli ayaa Dhigeeda Man United u sheegtay in ay miiska saaraan 90 milyan oo euro hadii ay doonayaan saxiixa daafaca Kalidou Koulibaly marka la gaadho suuqa January <strong>(Times).<\/strong><\/p>\n<p>Man city ayaa isku dayi doonta in ay markii ugu dambaysay da,yarka Brahim Diaz ku qanciso in ay heshiis cusub ka saxiixato ka hor inta uuna 8 milyan ugu biirin kooxda Real Madrid <strong>(Sun).<\/strong><\/p>\n<p>Kooxda chelsea ayaa diyaarinaysa dalab lacageed oo dhan 20 milyan oo euro si ay suuqa January ugu dhaqaaqdo saxiixa xiddiga kooxda Napoli ee Elseid Hysaj <strong>(Sun).<\/strong><\/p>\n<p>Kooxda Bayern Munich ayaa xiriir la samaysay kooxda Real Madrid iyaga oo doonaya in ay Isco ka caawiyaan ka baxsiga kaydka kooxda Rela Madrid marka la gaadho suuqa January <strong>(Sky Sport).<\/strong><\/p>\n<p>Kooxda Ac Milan ayaa doonaysa saxiixyada weeraryahanada kooxda Liverpool ee Divock Origi &amp; Daniel Sturridge marka la gaadho suuqa January <strong>(Daily Mirror).<\/strong><\/p>\n<p>Tababaraha Kooxda Man City Pep Guardiola ayaa meesha ka saaray in ay kooxdiisu u dhaqaaqi doonto saxiixa xiddiga kooxda chelsea ee Eden Hazard <strong>(Standard).<\/strong><\/p>\n<p>Kooxda Tottenham ayaa lagu soo waramayaa in ay Man United u soo bandhigtay xiddiga 30 milyan lagu qiimeeyo ee Toby Alderweireld sida ay sheegayaan wararku <strong>(Daily Express).<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda PSG ayaa isku dayi doonta in ay Real Madrid ka hor qaado saxiixa xiddiga Eden Hazard marka la gaadho suuqa xagaaga dambe xilli uuna wali xididgu heshiis cusub u saxiixin Chelsea (Express). Kooxda Man United ayaa wadahadalo la furtay kooxda Amiens iyaga oo ka doonaya da,yarka kooxda ee Noam Emeran (Mail). Kooxda Napoli ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":12992,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12975"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12975"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12975\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12992"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12975"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12975"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12975"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}