{"id":12972,"date":"2018-12-09T07:10:46","date_gmt":"2018-12-09T07:10:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12972"},"modified":"2018-12-09T07:14:45","modified_gmt":"2018-12-09T07:14:45","slug":"nabad-sugidda-oo-sheegtay-in-6-ka-mid-ah-al-shabab-ku-dileen-sh-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/nabad-sugidda-oo-sheegtay-in-6-ka-mid-ah-al-shabab-ku-dileen-sh-dhexe\/","title":{"rendered":"Nabad Sugidda oo sheegtay in 6 ka mid ah Al-shabab ku dileen Sh.Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA,ayaa sheegtay in howlgal xalay ka dhacay degaanka Basra ee Gobolka Shabeellaha dhexe ay ku dileen xubno ka mid ah AL-shabaab.<\/p>\n<p>Qoraal lagu qaabacay Bogga Twitter-ka ee Hay&#8217;adda Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in lagu dilay lix ka mid ah AL-shabaab lana soo qabtay Ninkii madaxda u ahaa.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo Nabad Sugidda intaas ku dartay in ay Raggaasi qorsheynayeen weerar ay ka geystaan Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jen. Indha qarshe ayaa sheegay in ay ka aargudanayaan AL-shabab kaddib dilkii ay AL-shabab ku geysteen saraakiishii Guutada 12ka April ee ku dhintay qarax miino oo ku qabsaday degaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellaha hoose.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/48369102_290469081609738_1931051144918859776_n.jpg?_nc_cat=111&amp;_nc_eui2=AeGx0Eyjma1A8_1yFxhVf3y_efnmZv_AVOT_emZiVFvb6Jsgm3fUi96jHxLBm3_OgruQnHOMxFGDOEVW7SqdKzu502OJ8VS4Ej1_ywzRQyGE0A&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=bf82f7b1dfe7ca9e6fa5ce5e79c8317a&amp;oe=5CACB153\" alt=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA,ayaa sheegtay in howlgal xalay ka dhacay degaanka Basra ee Gobolka Shabeellaha dhexe ay ku dileen xubno ka mid ah AL-shabaab. Qoraal lagu qaabacay Bogga Twitter-ka ee Hay&#8217;adda Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in lagu dilay lix ka mid ah AL-shabaab lana soo qabtay Ninkii madaxda u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1677,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12972"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12972"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12972\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1677"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12972"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12972"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12972"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}