{"id":12968,"date":"2018-12-09T07:07:19","date_gmt":"2018-12-09T07:07:19","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12968"},"modified":"2018-12-09T07:07:19","modified_gmt":"2018-12-09T07:07:19","slug":"barcelona-oo-guul-fudud-ka-gaartay-espanyol-xili-messi-uu-wacdaro-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/barcelona-oo-guul-fudud-ka-gaartay-espanyol-xili-messi-uu-wacdaro-dhigay\/","title":{"rendered":"Barcelona oo guul fudud ka gaartay Espanyol, xili Messi uu wacdaro dhigay."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Barcelona ayaa guul dhibyar ka gaartay dhigeeda Espanyol kulan xiiso badnaa oo ka dhacay garoonka kooxda Espanyol.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa qeybta hore lagu kala maray 3-0 oo ay ku hogaamineyso kooxda Barcelona.<\/p>\n<p>Messi ayaa free kick kowaad dhaliyay daqiiqadii 17-aad markii uu dhanka midig si qurux badan kaga hubsaday goolka.<\/p>\n<p>Ousmane Dembele ayaa goolka labaad u dhaliyay Barca kaddib kubbad uu diilinta ganaaxa kudaheeda uu ka shuuday ka hor inta uusan Luis Suarez goolka seddaxaad dhalin kasoo uu dhinaca kale shabaqa uu kaga hubsaday.<\/p>\n<p>Free kick kale oo cajiib ah ayuu dhaliyay Messi meel aan sidaa oga fogeen halkii uu kii hore ka dhaliyay ayaa dhameystiray goolasha Barcelona ay guusha ku gaartay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn sida ayey kooxda Barcelona guul muhiim u ah ku gaartay waxeyna sii dheresatay hogaanka horyaalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Barcelona ayaa guul dhibyar ka gaartay dhigeeda Espanyol kulan xiiso badnaa oo ka dhacay garoonka kooxda Espanyol. Kulanka ayaa qeybta hore lagu kala maray 3-0 oo ay ku hogaamineyso kooxda Barcelona. Messi ayaa free kick kowaad dhaliyay daqiiqadii 17-aad markii uu dhanka midig si qurux badan kaga hubsaday goolka. Ousmane Dembele ayaa goolka labaad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":12973,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12968"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12968"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12968\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12973"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12968"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12968"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12968"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}