{"id":12752,"date":"2018-12-05T06:39:49","date_gmt":"2018-12-05T06:39:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12752"},"modified":"2018-12-05T06:39:49","modified_gmt":"2018-12-05T06:39:49","slug":"jurgen-klopp-oo-ku-dhaw-in-ganaax-garka-loo-suro-sabab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/jurgen-klopp-oo-ku-dhaw-in-ganaax-garka-loo-suro-sabab\/","title":{"rendered":"Jurgen Klopp oo ku dhaw in ganaax garka loo suro, Sabab?"},"content":{"rendered":"<p>Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa laga yaabaa in uu la kulmo ganaax kadib qalad uu galay kulankii Everton.<\/p>\n<p>Klopp ayaa dacwad lagu soo oogay iyada oo uu sabab u yahay dabaal-degii uu sameeyay kadib goolkii guusha ee ay Liverppl wakhtiga dambe ka dhalisay kooxda Everton.<\/p>\n<p>Klopp ayaa orod isa sii daayay kadib goolkii Divock Origi dhaliyay isaga oo garoonka u galay si uu ula dabaal dego goolhayaha Liverpool ee Alisson.<\/p>\n<p>Guushii 1-0 ahayd ee ay Liverpool ka gaartay kooxda Everton ayaa ka caawiyay in ay 2 dhibcood ka dhigto dhibacaha ay ka dambayso kooxda difaacanaysa horyaalka ee Man City.<\/p>\n<p>Klopp oo lagu eedeeyay dhaqanxumo ayaa haysta ilaa 6 galabnimo ee maalinta khamiista si uu uga jawaabo eedeymaha loo soo jediyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa laga yaabaa in uu la kulmo ganaax kadib qalad uu galay kulankii Everton. Klopp ayaa dacwad lagu soo oogay iyada oo uu sabab u yahay dabaal-degii uu sameeyay kadib goolkii guusha ee ay Liverppl wakhtiga dambe ka dhalisay kooxda Everton. Klopp ayaa orod isa sii daayay kadib goolkii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":12755,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12752"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12752"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12752\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12755"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12752"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12752"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12752"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}