{"id":12716,"date":"2018-12-04T15:13:18","date_gmt":"2018-12-04T15:13:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12716"},"modified":"2018-12-04T15:13:18","modified_gmt":"2018-12-04T15:13:18","slug":"madaxweyne-xaaf-oo-saraakiisha-ammaanka-ka-dhageystay-xaaladda-galmudug-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xaaf-oo-saraakiisha-ammaanka-ka-dhageystay-xaaladda-galmudug-sawirro\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xaaf oo Saraakiisha Ammaanka ka Dhageystay Xaaladda Galmudug. (Sawirro)."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Saraakiisha Ciidamada Ammanka.<\/p>\n<p>Saraakiisha iyo Taliyaasha Ciidamada Boliiska ee Gobolada Mudug iyo Galgaduud oo ka qayb galay kulanka ayaa Madaxweyne Xaaf siiyay warbixin guud oo ku saabsan Ammaanka iyo sida ay Ciidamada ugu howlgalaan.<\/p>\n<p>Xaaf ayay u gudbiyeen Saraakiisha Xaaladda Nololeed sida Mushaarka iyo Hubka ay ku howlgalaan Ciidamada Galmudug.<\/p>\n<p>Taliye ku xigeenka Booliiska Galmudug, Taliyaasha Booliiska Degmooyinka Galmudug iyo xubnaha ka horeeyo oo kulanka joogay ayaa la faray in Feejignaan Amni Ciidamada la geliyo.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweyne Xaaf ayaa u sheegay in wada shaqeyn wanaagsan ay dhexmarto Saldhigyada Degmooyinka iyo Magaalooyinka ay kamid yihiin Dhuusamareeb, Guriceel, Cadaado, Caabudwaaq, Hobyo iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa saraakiisha Ciidamada Cadaadis saaray wixii ka dambeeyay Qaraxyadii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo oo Al-Shabaab ay ku weerareen Xarun uu lahaa Cabdiwali Sh.Cilmi iyo Xirtiisa.<\/p>\n<figure style=\"width: 720px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/47389755_633436753720795_966675857043095552_n.png?_nc_cat=103&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=a83e53cde59bb3da62f703510f21897c&amp;oe=5C9CC0D5\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Saraakiisha Booliiska Galmudug ee Madaxweyne Xaaf la kulantay.<\/figcaption><\/figure>\n<figure style=\"width: 720px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/47388793_202399370703843_2226080183717199872_n.png?_nc_cat=111&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=a7f8e55be1a45ffa77c070eae75c224f&amp;oe=5C642D1F\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Saraakiisha Booliiska Galmudug<\/figcaption><\/figure>\n<figure style=\"width: 720px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/47341505_360950387813565_149030005052014592_n.png?_nc_cat=108&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=f0d181541eba81d8a31bc6255c4fba7b&amp;oe=5CA2CBEA\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Madaxweyne Xaaf oo Shir Gudoominaya Kulanka Saraakiisha Booliiska uu la qaatay.<\/figcaption><\/figure>\n<figure style=\"width: 720px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/47395365_572557029838606_1475903637971533824_n.png?_nc_cat=111&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=d1fb1233441be506e305e956d92ef513&amp;oe=5C695D46\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.<\/figcaption><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Saraakiisha Ciidamada Ammanka. Saraakiisha iyo Taliyaasha Ciidamada Boliiska ee Gobolada Mudug iyo Galgaduud oo ka qayb galay kulanka ayaa Madaxweyne Xaaf siiyay warbixin guud oo ku saabsan Ammaanka iyo sida ay Ciidamada ugu howlgalaan. Xaaf ayay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":12717,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12716"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12716"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12716\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12717"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}