{"id":12712,"date":"2018-12-04T14:45:22","date_gmt":"2018-12-04T14:45:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12712"},"modified":"2018-12-04T14:45:22","modified_gmt":"2018-12-04T14:45:22","slug":"amarro-ka-dhan-ah-shacabka-hubka-ku-qaata-deegaanada-hir-shabeelle-oo-lasoo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/amarro-ka-dhan-ah-shacabka-hubka-ku-qaata-deegaanada-hir-shabeelle-oo-lasoo-saaray\/","title":{"rendered":"Amarro ka dhan ah Shacabka Hubka ku qaata Deegaanada Hir-Shabeelle oo lasoo saaray."},"content":{"rendered":"<p>Warqad kasoo baxday Taliska qaybta 27-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka kana howlgala Deegaanada Hir-Shabeelle ayaa lagu mamnuucay dadka shacabka ah ee hubka qaata.<\/p>\n<p>Ciidamada Ammaanka sugaya ayaa la faray in Magaalooyinka Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo Hir-Shabeelle ah laga joojiyay in Shacabka ay hub ku dhex qaataan laga bilaabo 3-da Desember 2018 oo shalay ku beegneen.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adaha Ammaanka ayaa la faray in ay amarkaan dhaqan geliyaan oo ay soo qabtaan qofkii ka dhega adeegta ama u hogaansami weyso.<\/p>\n<p>Maxamuud Maxamed Macalin (Koronto) Taliyaha Qaybta 27-aad ee Ciidamada Xoogga oo ku saxiixnaa Warqaddaan ayaa sheegay in u jeedka laga leeyahay ay tahay Sidii loo sugi lahaa Ammaanka.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka Aqriso Warqadda.<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/47314600_2211167822539070_6732114868565966848_n.jpg?_nc_cat=104&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=03bb94eb2d7e37573179942218d9dd69&amp;oe=5CA7F571\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warqad kasoo baxday Taliska qaybta 27-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka kana howlgala Deegaanada Hir-Shabeelle ayaa lagu mamnuucay dadka shacabka ah ee hubka qaata. Ciidamada Ammaanka sugaya ayaa la faray in Magaalooyinka Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo Hir-Shabeelle ah laga joojiyay in Shacabka ay hub ku dhex qaataan laga bilaabo 3-da Desember 2018 oo shalay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":1890,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,1,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12712"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12712"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12712\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1890"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12712"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12712"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12712"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}