{"id":12681,"date":"2018-12-04T04:36:51","date_gmt":"2018-12-04T04:36:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12681"},"modified":"2018-12-04T07:59:02","modified_gmt":"2018-12-04T07:59:02","slug":"kooxda-macaawisley-oo-sheegtay-in-8-ka-mid-ah-al-shabab-ay-ku-dileen-duleedka-aadan-yabaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/kooxda-macaawisley-oo-sheegtay-in-8-ka-mid-ah-al-shabab-ay-ku-dileen-duleedka-aadan-yabaal\/","title":{"rendered":"Kooxda Macaawisley oo sheegtay in 8 ka mid ah Al-shabab ay ku dileen duleedka Aadan Yabaal"},"content":{"rendered":"<p>Kooxda la magac baxday Macaawisleey ee Al-shabaab kula dagaallanka Gobolka Shabeellaha dhexe \u00a0ayaa sheegtay in dagaal ay la galeen AL-shabaab ku dileen xubno ka mid ah Al-shabab.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa shalay ka dhacay degaanka Guullane oo hoostaga Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha dhexe.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Kooxda Macaawisleyda Axmed Dhegey , ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in 8 ka mid ah Al-shabaab ay ku dileen dagaalka dhexmaray.<\/p>\n<p>Axmed Dhegey,waxaa uu sheegay in dadka ay ka dileen AL-shabaab ay ka midyihiin saraakiil u qaabilsanaa Lacaga Zakawaadka loo yaqaan iyo kuwo kale oo dhinaca maaliyadda u qaabilsanaa Al-shabab.<\/p>\n<p>Al-shabab ayaa horay waxaa ay u dileen Labo nin oo kooxdan hoggaamiyayaal ka ahaa,waxaana ay kooxdani ku doodeysaa in Al-shabaab ay ka ceshanayaan naftooda iyo maalkooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda la magac baxday Macaawisleey ee Al-shabaab kula dagaallanka Gobolka Shabeellaha dhexe \u00a0ayaa sheegtay in dagaal ay la galeen AL-shabaab ku dileen xubno ka mid ah Al-shabab. Dagaalka ayaa shalay ka dhacay degaanka Guullane oo hoostaga Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha dhexe. Hoggaamiyaha Kooxda Macaawisleyda Axmed Dhegey , ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":12682,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12681"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12681"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12681\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12682"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12681"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12681"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12681"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}