{"id":12655,"date":"2018-12-03T12:24:04","date_gmt":"2018-12-03T12:24:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12655"},"modified":"2018-12-03T12:31:00","modified_gmt":"2018-12-03T12:31:00","slug":"madaxweyne-gaas-oo-magacaabey-gudiga-xalinta-khilaafadka-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-gaas-oo-magacaabey-gudiga-xalinta-khilaafadka-puntland\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Gaas oo magacaabey Guddiga Xalinta Khilaafadka Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntlanda Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magacaabey Gudiga xalinta Khilaafaadka iyo ansixinta Xildhibaanada Puntland.<\/p>\n<p>Magacaabistaan ayaa imaanaysa ayadoo musharixiinta u taagan qabashada Madaxweynaha Puntland ay horey ugu eedeeyeen Gaas inuu faragalin ku haayo howlaha doorashada maamulkaa.<\/p>\n<p>Deegaanada Puntland waxaa lagu wadaa in ay doorasho ka qabsoonto bilowga sanadka soo socda ee 2019, waxaa deegaanadaas ku sugan Musharixiin ku loolamaya qabashada Madaxweynaha Puntiland.<\/p>\n<p>Halkaan ka aqriso War-Saxaafadeedka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/47388925_929522273925744_1693526246425624576_n.png?_nc_cat=101&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=b88a40d4fb9ec52499b663e94a8cdea9&amp;oe=5CB189BE\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/47370978_992892217578001_9115363247266988032_n.png?_nc_cat=111&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=4266dce4df4869afdb9a4e55837fea82&amp;oe=5CA377AA\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/47370978_992892217578001_9115363247266988032_n.png?_nc_cat=111&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=4266dce4df4869afdb9a4e55837fea82&amp;oe=5CA377AA\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntlanda Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magacaabey Gudiga xalinta Khilaafaadka iyo ansixinta Xildhibaanada Puntland. Magacaabistaan ayaa imaanaysa ayadoo musharixiinta u taagan qabashada Madaxweynaha Puntland ay horey ugu eedeeyeen Gaas inuu faragalin ku haayo howlaha doorashada maamulkaa. Deegaanada Puntland waxaa lagu wadaa in ay doorasho ka qabsoonto bilowga sanadka soo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4701,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12655"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12655"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12655\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4701"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12655"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12655"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12655"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}