{"id":12645,"date":"2018-12-03T11:04:45","date_gmt":"2018-12-03T11:04:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12645"},"modified":"2018-12-03T11:04:45","modified_gmt":"2018-12-03T11:04:45","slug":"ciidamada-amaanka-oo-qarxiyay-miino-lagu-aasay-bakaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidamada-amaanka-oo-qarxiyay-miino-lagu-aasay-bakaaraha\/","title":{"rendered":"Ciidamada amaanka oo qarxiyay Miino lagu aasay Bakaaraha"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kala fur furay mid ka mid ah labo Miino oo lagu aasay suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa dadka ka fogeeyay ka horta inta aysan qarxininin,waxaana kaddib ay ku guuleysteen in ay\u00a0 fur furaan mid ka mid ah Miinooyinka halka midda 2aad ay qarxiyeen.<\/p>\n<p>Ma jiro wax khasaare ah oo ka dhashay Miinada qaraxday,sida ay Idaacadda Mustaqbal u xaqiijiyeen xubno ka mid ah Hay\u2019adaha amaanka ee ku sugan goobta.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ciidamada ayaa howlgal ka wada Suuqa Bakaaraha,waxaana hakad ku jira isu socodka Isgoyska Bakaaraha ee Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kala fur furay mid ka mid ah labo Miino oo lagu aasay suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa dadka ka fogeeyay ka horta inta aysan qarxininin,waxaana kaddib ay ku guuleysteen in ay\u00a0 fur furaan mid ka mid ah Miinooyinka halka midda 2aad ay qarxiyeen. Ma jiro wax&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":12646,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12645"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12645"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12645\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12646"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12645"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12645"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12645"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}