{"id":12638,"date":"2018-12-03T10:45:47","date_gmt":"2018-12-03T10:45:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12638"},"modified":"2018-12-03T10:50:50","modified_gmt":"2018-12-03T10:50:50","slug":"ballon-dor-2018-waqtiga-goobta-xiddiga-ugu-ca-cad-ku-guuleysiga-abaalmarinta-laacibka-adduunka-oo-caawa-la-bixin-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ballon-dor-2018-waqtiga-goobta-xiddiga-ugu-ca-cad-ku-guuleysiga-abaalmarinta-laacibka-adduunka-oo-caawa-la-bixin-doono\/","title":{"rendered":"Ballon D&#8217;or 2018: Waqtiga, Goobta &#038; Xiddiga Ugu Ca-Cad Ku Guuleysiga Abaalmarinta Laacibka Adduunka Oo Caawa La Bixin Doono"},"content":{"rendered":"<p>Indhaha Taageerayaasha Kubadda Cagta ayaa kusii jeeda xaflada abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka ee Ballon d\u2019Or-ka taas oo lagu qaban doono caasimada Dalka France ee Paris.<\/p>\n<p>Xaflada ayaa la qaban doonaa caawa oo Isniin ah kuna beegan 3 bisha Demceber 2018 iyada oo xafladu bilaabmi doono 10:45 habeenimo wakhtiga geeska Africa iyo 7:45 fiidnimo wakhtiga caasimada Paris.<\/p>\n<p>Xiddiga kooxda Real Madrid ee Luka Modric ayaa ugu cad-cad ku guulaysiga abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka sanadka 2018 kadib markii uu soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah Abaalmarino kalena ku guulaystay.<\/p>\n<p>Majalada France Football oo bixin doonta Abaalmarinta ayaan wali soo saarin 3-da xiddig ee kama dambaysta ah ee u tartami doona abaalmarinta kadib markii ay soo saartay 30-ka xiddig todobaadydo ka hor.<\/p>\n<p>Xaflada ayaa laga daawan doonaa beIN SPORTS, Majalada France Football iyo waliba wargayska L\u2019\u00c9quipe kuwaas oo si toos ah u soo tabin doona xaflada inta ay socoto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Indhaha Taageerayaasha Kubadda Cagta ayaa kusii jeeda xaflada abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka ee Ballon d\u2019Or-ka taas oo lagu qaban doono caasimada Dalka France ee Paris. Xaflada ayaa la qaban doonaa caawa oo Isniin ah kuna beegan 3 bisha Demceber 2018 iyada oo xafladu bilaabmi doono 10:45 habeenimo wakhtiga geeska Africa iyo 7:45 fiidnimo wakhtiga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":12641,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12638"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12638"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12638\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12641"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12638"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12638"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12638"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}