{"id":12630,"date":"2018-12-03T09:52:21","date_gmt":"2018-12-03T09:52:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12630"},"modified":"2018-12-03T09:52:21","modified_gmt":"2018-12-03T09:52:21","slug":"ashley-young-oo-seegaya-kulanka-arsenal-sabab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ashley-young-oo-seegaya-kulanka-arsenal-sabab\/","title":{"rendered":"Ashley Young oo seegaya kulanka Arsenal, Sabab?"},"content":{"rendered":"<p>Xidiga kooxda Manchester United iyo xulka Englan ee Ashley Young ayaa la sheegaya in uu seegi karo kulanka adage e isbuucan dhaxmari doono kooxda Man United iyo Arsenal.<\/p>\n<p>Man United ayaa Arbacada Old Trafford kula ciyaari doonta kooxda Arsenal kulan ka tirsan todobaadkii 14-aad ee horyaalka premier League iyaga oo ay ka go,antahay in ay guul gaadhaan.<\/p>\n<p>Ashley Young ayaa seegi doona kulanka Muhiimka ah kadib markii uu qaatay 5 kaar oo digniin ah kulamadii premier League ee uu u ciyaaray kooxdiisa ilaa haatan.<\/p>\n<p>Kabtanka kooxda United ee Young ayaa kaarkii 5-aad helay kulankii ay United bar-baraha la gashay kooxda Southampton Sabtidii kana tirsanaa horyaalka premier league.<\/p>\n<p>Taas ayaa la macno ah in uu xiddiga reer England ganaax ku seegi doono kulanka Bartamaha todobaadka ee ay kooxdiisu la ciyaari doonto kooxda Arsenal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xidiga kooxda Manchester United iyo xulka Englan ee Ashley Young ayaa la sheegaya in uu seegi karo kulanka adage e isbuucan dhaxmari doono kooxda Man United iyo Arsenal. Man United ayaa Arbacada Old Trafford kula ciyaari doonta kooxda Arsenal kulan ka tirsan todobaadkii 14-aad ee horyaalka premier League iyaga oo ay ka go,antahay in ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":12631,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12630"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12630"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12630\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12631"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12630"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12630"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12630"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}