{"id":12627,"date":"2018-12-03T09:46:49","date_gmt":"2018-12-03T09:46:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12627"},"modified":"2018-12-03T09:46:49","modified_gmt":"2018-12-03T09:46:49","slug":"neymar-oo-dhaawac-soo-gaaray-imisa-ayuu-garoomada-ka-maqnaanayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/neymar-oo-dhaawac-soo-gaaray-imisa-ayuu-garoomada-ka-maqnaanayaa\/","title":{"rendered":"Neymar Oo Dhaawac Soo Gaaray, Imisa ayuu garoomada ka maqnaanayaa?"},"content":{"rendered":"<p>Weraryahanka kooxda PSG iyo xulka Praziil Neymar ayaa lagu soo waramayaa in uu dhaawac xoogan soo gaaray kulankii xalay.<\/p>\n<p>Xiddiga reer Brazil ayaa daqiiqadii 58-aad lagu badalay Eric Maxim Choupo-Moting ka hor kulanka adagy ee ay la ciyaari doonaan Red Star Belgrade.<\/p>\n<p>Neymar ayaa la arkay isaga oo si toos ah qolka Labiska u galaya isaga oo waliba gacanta ku haya muruqa bawdadiisa.<\/p>\n<p>PSG ayaa kulan muhiim ah Red tar la ciyaari doonta kulan ka tirsan champions League kaas oo go,aamin doona rajadooda tartanka.<\/p>\n<p>Neymar ayaa muruqa bawdada ka dhaawacmay daqiiqado kadib markii ay kooxda Bordeaux dhalisay goolka bar-baraha iyada oo markaas 31 daqiiqo ka harsanayn ciyaarta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weraryahanka kooxda PSG iyo xulka Praziil Neymar ayaa lagu soo waramayaa in uu dhaawac xoogan soo gaaray kulankii xalay. Xiddiga reer Brazil ayaa daqiiqadii 58-aad lagu badalay Eric Maxim Choupo-Moting ka hor kulanka adagy ee ay la ciyaari doonaan Red Star Belgrade. Neymar ayaa la arkay isaga oo si toos ah qolka Labiska u galaya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":12628,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12627"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12627"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12627\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12628"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12627"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12627"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12627"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}