{"id":12606,"date":"2018-12-03T05:36:34","date_gmt":"2018-12-03T05:36:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12606"},"modified":"2018-12-03T05:36:34","modified_gmt":"2018-12-03T05:36:34","slug":"taliska-ciidamada-xoogga-dalka-oo-ciidan-geeyay-gobolka-shabeelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/taliska-ciidamada-xoogga-dalka-oo-ciidan-geeyay-gobolka-shabeelaha-hoose\/","title":{"rendered":"Taliska Ciidamada Xoogga Dalka oo Ciidan geeyay Gobolka Shabeelaha Hoose."},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen. Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe ayaa ciidamo katirsan Guutada 14-ka Oktoober u diray deegaanada Dhanaane iyo Jilib marka.<\/p>\n<p>Deegaanadaas waxaa dhowaan ka dhacay dagaalo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab, waxaana mararka qaar ka qayb qaadanayay Ciidamada AMISOM.<\/p>\n<p>Ciidamada loo diray Gobolka Shabeelaha Hoose gaar ahaan Deegaan Xeebeebka isku xira Muqdisho iyo Marka.<\/p>\n<p>Saraakiisha Miliatariga Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamada la diray ay qaateen tababarka Difaaca Dagaalka, iyaga oo Muddo ku qaatay Xerada General Gordan ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Bishii 8-aad ee sanadkaan Magaalada Marka iyo deegaanno hoos taga waxaa Al-Shabaab ka qabsaday \u00a0Ciidamada Guutada 14ka Oktoobar.<\/p>\n<p>14-kii Oktoober oo Bilo kadib ah Kolkii Ciidamada Marka qabsadeen waxaa Magaalada tagay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isaga oo saraakiisha kala hadlay Howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Magaalada Marka Xasan Cumar Macalin ayaa Mustaqbal u sheegay maalmo kahor in Ciidamada Dowladda ay bilaabeen howlgal la isugu furayo Wadada Xeebta ah ee isku xirma Muqdisho iyo Marka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen. Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe ayaa ciidamo katirsan Guutada 14-ka Oktoober u diray deegaanada Dhanaane iyo Jilib marka. Deegaanadaas waxaa dhowaan ka dhacay dagaalo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab, waxaana mararka qaar ka qayb qaadanayay Ciidamada AMISOM. Ciidamada loo diray Gobolka Shabeelaha Hoose gaar ahaan Deegaan Xeebeebka isku xira&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":12607,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,79],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12606"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12606"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12606\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12607"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}