{"id":12417,"date":"2018-11-30T16:58:00","date_gmt":"2018-11-30T16:58:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12417"},"modified":"2018-11-30T16:59:39","modified_gmt":"2018-11-30T16:59:39","slug":"gudoomiye-mursal-oo-muqdisho-berri-kusoo-laabanayo-sababo-khilaafka-ka-dhex-jira-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/gudoomiye-mursal-oo-muqdisho-berri-kusoo-laabanayo-sababo-khilaafka-ka-dhex-jira-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Mursal oo Muqdisho Berri kusoo laabanayo, Sababo Khilaafka ka dhex jira Baarlamaanka."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku sugan Dalka Turkiga ayaa sheegay in Berri uu dib ugu soo laabanayo Magaalada Muqdisho sababo la xiriira Khilaafka ka dhashay kala dirista Guddiga Maaliyadda.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Golaha Shacabka kulan deg deg ah ay yeelan doonaan si ay u qabsadaan shaqooyinkooda.<\/p>\n<p>Xeer hoosaadka u yaalla ayuu tilmaamay in ay ku dhaqmi doonaan, guddoonka baaris ay sameeyeenna laga wadaagi doono sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Gudoomiye Mursal ayaa sheegay in wax waliba oo sharciga ka hor imaanaya aan qaadan doonin, dastuurka dalkane uu dhigayo.<\/p>\n<p>Mar la weydiiyay sharci ahaan sida looga kala diri karo Guddiga Maaliyadda, waxa uu tibaaxay in ciddii dooratay ay kala diri karto.<\/p>\n<p>Khilaafka u dhaxeeya Gudoomiye ku xigeenada 1-aad iyo 1-aad ee Golaha Shacab oo dhinac ah iyo Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Fadhiyadii ugu dambeeyay ee Isniinta iyo Arbacada oo kamid ahaa Saddexda Maalin ee Tobaadka ay ka kulmaan Golaha Shacabka ayaa u baaqday Murankaan.<\/p>\n<p>Dhanka kale Gudoomiye Mursal ayaa ka hadlay VOA ayaa dhanka kale sheegay in aan jiri karin shuruud Mukhtaar Roobow ka reebi karto ka qaybgalka Doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>Sababta waxa uu ku sheegay in uu ku sugnaa Xarunta Nabad sugidda kahor inta aan Magaalada Baydhabo tagin oo uusan isku taagin Xilka Madaxweynaha Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>Shuruudihii guddigane uu buuxiyay isaga oo is diiwaan geliyay, sidaa awgeed hadii Dowladda isku daydo in ay ka reebta sharci darro ay noqoneyso sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-12417-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Cod-2-Gudoomiye-Mursal-Musharaxnimada-Roobow.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Cod-2-Gudoomiye-Mursal-Musharaxnimada-Roobow.mp3\">http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Cod-2-Gudoomiye-Mursal-Musharaxnimada-Roobow.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku sugan Dalka Turkiga ayaa sheegay in Berri uu dib ugu soo laabanayo Magaalada Muqdisho sababo la xiriira Khilaafka ka dhashay kala dirista Guddiga Maaliyadda. Waxa uu sheegay in Golaha Shacabka kulan deg deg ah ay yeelan doonaan si ay u qabsadaan shaqooyinkooda. Xeer hoosaadka u yaalla ayuu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5485,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12417"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12417"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12417\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5485"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}