{"id":12269,"date":"2018-11-28T08:12:32","date_gmt":"2018-11-28T08:12:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12269"},"modified":"2018-11-28T10:58:36","modified_gmt":"2018-11-28T10:58:36","slug":"madax-ka-socota-midowga-afrika-oo-baydhaba-kula-shiray-ku-simaha-madaxweynahasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madax-ka-socota-midowga-afrika-oo-baydhaba-kula-shiray-ku-simaha-madaxweynahasawirro\/","title":{"rendered":"Madax ka socota Midowga Afrika oo Baydhaba kula shiray ku simaha Madaxweynaha."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay waxaa kulan ku yeeshay Wafddi ka socda Ururka Midowga Afrika qeybtiisa Nabadda iyo amaanka.<\/p>\n<p>Waxaa ay magaaladaas kula kulmeen ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed Soomaaliya C\/Qaadir Shariif Sheekhunaa.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa xoogga lagu saaray heerka amniga degaannada Koofur Galbeed, doorashada Madaxtinimada ee lagu wado in ay dhacdo shanta Bisha soo socota iyo qodobo kale.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-12292\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Sawir.jpg\" alt=\"\" width=\"810\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Sawir.jpg 810w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Sawir-225x300.jpg 225w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Sawir-768x1024.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Sawir-696x928.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Sawir-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/><\/p>\n<p>Guddigan ayaa maalmahan booqanaya xarumaha dowlad Goboleedyada ka jira dalka,waxaana ay qiimeyn ku sameynayaan tayada Ciidamada Soomaaliya,amniga dalka iyo habka ugu wanaagsan ee uu u dhici karo qorshaha kala guurka ee AMISOM amniga dalka ugu wareejineyso dowladda Federaalka ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Magaalada Baydhaba waxaa ka socda ololaha doorashada madaxweynaha dowlad-goboleedka Koofurgalbeed oo ay u tartamayana musharirxiin kaladuwan waxaa kamid ah guddoomiye ku xigeenkii hore ee ALshabaab Muqtaar Roobow Cali<\/p>\n<p>Mustaqbal Radio<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay waxaa kulan ku yeeshay Wafddi ka socda Ururka Midowga Afrika qeybtiisa Nabadda iyo amaanka. Waxaa ay magaaladaas kula kulmeen ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed Soomaaliya C\/Qaadir Shariif Sheekhunaa. Kulanka ayaa xoogga lagu saaray heerka amniga degaannada Koofur Galbeed, doorashada Madaxtinimada ee lagu wado in ay dhacdo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":12279,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12269"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12269"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12269\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12279"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12269"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12269"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12269"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}