{"id":12262,"date":"2018-11-28T05:06:38","date_gmt":"2018-11-28T05:06:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12262"},"modified":"2018-11-28T05:06:38","modified_gmt":"2018-11-28T05:06:38","slug":"magacyada-dhallinyaro-somali-ah-oo-argagixisanimo-loogu-qabtay-sohdinta-mareykanka-iyo-mexico","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/magacyada-dhallinyaro-somali-ah-oo-argagixisanimo-loogu-qabtay-sohdinta-mareykanka-iyo-mexico\/","title":{"rendered":"Magacyada Dhallinyaro Somali ah oo argagixisanimo loogu qabtay sohdinta Mareykanka iyo Mexico"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay liis dheer oo ay ku qoranyihiin 15 Xubnood oo ay ku sheegtay in ay ka kala tirsanyihiin Ururrada Daalibaan, Al-shabaab, Daacish iyo Xisbullah.<\/p>\n<p>15kan qof ayaa gacanta lagu dhigay intii u dhaxeysay 2001dii ilaa 2018ka,waxaana ay dowladda Mareykanka ku sheegtay in ay yihiin xubno Ururrada Argagixisada ay u dirsadeen Mareykanka.<\/p>\n<p>Waxaa ku jira tiro Soomaali ah waxaana ka mid ah;<\/p>\n<p>1-Cabdulahi Shariif, Somalia, lagu xiray \u00a0Alberta, Canada, September 2017,\u00a0 ka tirsan Daacish.<\/p>\n<p>2-Ibrahim Qoordheere, Somalia, lagu xiray \u00a0Costa Rica, March 2017,ka tirsan al-Shabaab<\/p>\n<p>3-Abdullahi Cumar Fidse, Somalia, lagu xiray Sohdinta \u00a0Mexico-Texas , June 2008, ka tirsan Al-shabab<\/p>\n<p>4-Maxamed Axmad Dhakane, Somalia, lagu xiray sohdinta \u00a0Mexico-Texas , October 2008, ka tirsan Al Itixaad Al Islaami .<\/p>\n<p>5-Qof aan la magacaabin u dhashay Somalia , lagu xiray sohdinta \u00a0Texas-Mexico, June 2014, ka tirsan \u00a0al-Shabaab.<\/p>\n<p>6- Qof aan la magacaabin, u dhashay Somalia, lagu xiray sohdint Mexico-California, May 2011, ka tirsan Al-shabab, Aabbihiis, Hooyadiis iyo Afar Carruur ah oo la dhalatay ayaa sidoo kale ku jira liiska Argagixisada isha lagu hayo.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo sidan oo kale lagu qabtay Sohdinta Mareykanka iyo Mexico 9 \u00a0Qof oo kale oo u kala dhashay Dalalka Afghanistan,Lebanan, Pakistan, Sri Lankan iyo Bangladesh.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa horay u sheegay in dadka ka soo gudbaya Sohdinta Mexico ay ku jiraan Dad ka soo jeeda Bariga Dhexe iyo Afrika,kuwaas oo iska dhigaya soo galooti laakiin u diiwaangeshan Ururrada Argagixisada ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay liis dheer oo ay ku qoranyihiin 15 Xubnood oo ay ku sheegtay in ay ka kala tirsanyihiin Ururrada Daalibaan, Al-shabaab, Daacish iyo Xisbullah. 15kan qof ayaa gacanta lagu dhigay intii u dhaxeysay 2001dii ilaa 2018ka,waxaana ay dowladda Mareykanka ku sheegtay in ay yihiin xubno Ururrada Argagixisada ay u dirsadeen Mareykanka&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":12263,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12262"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12262"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12262\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12263"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12262"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12262"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12262"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}