{"id":12253,"date":"2018-11-28T04:26:54","date_gmt":"2018-11-28T04:26:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12253"},"modified":"2018-11-28T04:27:49","modified_gmt":"2018-11-28T04:27:49","slug":"taliyaha-ciidanka-mareykanka-ee-afrika-oo-soo-gaaray-muqdishosawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/taliyaha-ciidanka-mareykanka-ee-afrika-oo-soo-gaaray-muqdishosawirro\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Mareykanka ee Afrika oo soo gaaray Muqdisho,Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha ugu sarreeya Ciidamada Mareykanka ee Afrika Jeneraal\u00a0Gen. Thomas D. Waldhauser, ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Taliyaha waxa Garoonka Aadan Cadde ku qaabilay danjiraha cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Markii uu soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaa uu durbadiiba la kulmay Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Booqashada\u00a0Gen. Thomas D. Waldhauser, ayuu ku sheegay in ay la xiriirto sidii loo taageeri lahaa dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Dowladda Soomaaliya laga taageerayo wax uu ugu magaca daray D3s oo ah Difaaca, Diblomaasiyadda iyo Horumarka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/46992161_2813939201964844_5915748315533672448_n.jpg?_nc_cat=103&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=d42338ee4211af2b5ecfe39d26008ccd&amp;oe=5C763218\" alt=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/46844415_378063926069155_5004964388331847680_n.jpg?_nc_cat=111&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=22a2a31d1620dc04c45ba17413c9c0e5&amp;oe=5C728779\" alt=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" width=\"728\" height=\"518\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/46860434_454571105072836_6891737409726185472_n.jpg?_nc_cat=103&amp;_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&amp;oh=c9ad98351f899aaa341be884d7997340&amp;oe=5CA68C71\" alt=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" width=\"698\" height=\"391\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ugu sarreeya Ciidamada Mareykanka ee Afrika Jeneraal\u00a0Gen. Thomas D. Waldhauser, ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho. Taliyaha waxa Garoonka Aadan Cadde ku qaabilay danjiraha cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya. Markii uu soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaa uu durbadiiba la kulmay Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Booqashada\u00a0Gen. Thomas D. Waldhauser, ayuu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":12256,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12253"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12253"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12253\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12256"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}