{"id":12240,"date":"2018-11-27T13:54:31","date_gmt":"2018-11-27T13:54:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12240"},"modified":"2018-11-27T13:54:31","modified_gmt":"2018-11-27T13:54:31","slug":"wafdi-ka-socda-midowga-afrika-oo-lagu-soo-dhaweeyey-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wafdi-ka-socda-midowga-afrika-oo-lagu-soo-dhaweeyey-baladweyne\/","title":{"rendered":"Wafdi ka socda Midowga Afrika oo lagu soo dhaweeyey Baladweyne."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maanta oo halkaa lagu soo dhaweeyey wafdi ka socda Midawga Afriga.<\/p>\n<p>Wafdigaan waxaa horkacayey Wiilka gaarkaa ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliye Fransisco Madeira,waxaana garoonka Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne ku soo dhaweeyey madaxweynaha Madaxweynaha Hir-Shabeelle \u00a0Waare iyo Gudoomiyaha gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Wafdigaan ka socda Midowga Afrika oo lagu soo dhaweeyey Baladweyne ayaa kulamo laqaadanaya Madaxweynaha Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare,Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Daba-Geed iyo Saraakiisha Ciidamada qalabka sida,waxaana la isla soo qaadi doonaa \u00a0xaalada abni ee Hir-shabeelle iyo howgaladii ugu dambeeyey.<\/p>\n<p>Wakiila Midowga Afrika iyo wafdigiisa ayaa lasheegey inay safar ku tagi doonaan dhamaan Maamulada dalka ka jira haatanse waxay ku suganyihiin Baladweyne.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maanta oo halkaa lagu soo dhaweeyey wafdi ka socda Midawga Afriga. Wafdigaan waxaa horkacayey Wiilka gaarkaa ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliye Fransisco Madeira,waxaana garoonka Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne ku soo dhaweeyey madaxweynaha Madaxweynaha Hir-Shabeelle \u00a0Waare iyo Gudoomiyaha gobolka Hiiraan. Wafdigaan ka socda Midowga Afrika oo lagu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":12241,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12240"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12240"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12240\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12241"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12240"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12240"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12240"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}