{"id":12232,"date":"2018-11-27T11:47:18","date_gmt":"2018-11-27T11:47:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12232"},"modified":"2018-11-27T11:47:18","modified_gmt":"2018-11-27T11:47:18","slug":"abiy-axmed-oo-lashiraya-mucaaradka-dalkiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/abiy-axmed-oo-lashiraya-mucaaradka-dalkiisa\/","title":{"rendered":"Abiy Axmed oo lashiraya Mucaaradka Dalkiisa."},"content":{"rendered":"<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Gill Sans MT','sans-serif'; color: #585858;\">Magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya maanta waxaa ka furmay shir ay leeyihiin Mucaaradka iyo xukumada,waxaana looga hadlayaa arimo ku saabsan doorashada 2020-ka ee dalkaasi ka dhici doonta.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Gill Sans MT','sans-serif'; color: #585858;\">Shirkaan waxaa soo qaban qaabiyey Ra\u2019iisulwaraare dalkaasi Abiy Axmed waxa uuna sheegey in shirkaan diirada lagu saarayo sidii doorasho cadaalada ay ugu dhici laheed dalkaas sanada 2020-ka.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Gill Sans MT','sans-serif'; color: #585858;\">Shirka waxa qeyb ka ah Ra\u2019iisul wasaaraha iyo hugaamiyaasha Mucaaradka dalka Itoobiya,waxayna uga doodayaan arimaha Cadaalada,Garsoorka iyo Doorashada soo socota.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Gill Sans MT','sans-serif'; color: #585858;\">Abiye Axmed ayaa doonaya in mucaaradka Itoobiya ay qeyb ka noqdaan isbadalka cusub ee ka socda geeska Afrika ayna la shaqeeyaan Xukumadiisa.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Gill Sans MT','sans-serif'; color: #585858;\">Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya ayaa wax badan ka badalay xaalada siyaasadeed ee dalkiisa iyo macaamilka kala dhexeeya wadamada dariska ah.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 12.75pt 0in;\"><span style=\"font-size: 11.5pt; font-family: 'Gill Sans MT','sans-serif'; color: #585858;\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya maanta waxaa ka furmay shir ay leeyihiin Mucaaradka iyo xukumada,waxaana looga hadlayaa arimo ku saabsan doorashada 2020-ka ee dalkaasi ka dhici doonta. Shirkaan waxaa soo qaban qaabiyey Ra\u2019iisulwaraare dalkaasi Abiy Axmed waxa uuna sheegey in shirkaan diirada lagu saarayo sidii doorasho cadaalada ay ugu dhici laheed dalkaas sanada 2020-ka&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":12234,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12232"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12232"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12232\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12234"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12232"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12232"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12232"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}