{"id":12223,"date":"2018-11-27T10:03:22","date_gmt":"2018-11-27T10:03:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12223"},"modified":"2018-11-27T10:03:22","modified_gmt":"2018-11-27T10:03:22","slug":"maxamed-bin-salmaan-oo-codsaday-in-uu-la-kulmo-erdogan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxamed-bin-salmaan-oo-codsaday-in-uu-la-kulmo-erdogan\/","title":{"rendered":"Maxamed Bin Salmaan oo codsaday in uu la kulmo Erdogan"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha dibadda Dalka Turkiga\u00a0Cavusoglu, ayaa xaqiijiyay in Dhaxal sugaha dalka Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan uu codsaday in uu magaalada\u00a0Buenos Aires ee Caasimadda Dalka Argentine.<\/p>\n<p>Bin Salmaan ayaa Qadka Taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha Turkiga,waxaana uu weydiistay in ay kulmi karaan iyo in kale Erdogan ayaana ku jawaabay &#8216;aan aragno&#8221;,sida uu sheegay Wasiir\u00a0\u00a0Cavusoglu.<\/p>\n<p>Magaalada Buenos Aires, ee caasimadda Argentine waxaa ka furmay shirka Waddamada G20,kaas oo dhacaya maalmaha 30ka November ilaa 1da December,waxaana halkaas isku arkaya madax badan oo caalamka ah.<\/p>\n<p>Xiriirka Turkiga iyo Sucuudiga ayaa xumaaday kaddib markii Dalka Turkiga lagu dilay Wariye Jamal\u00a0Khashoggi oo u dhashay Sucuudiga.<\/p>\n<p>Dowladda Turkiga ayaa cadaadis diblomaasiyadeed ku heysa Sucuudiga iyo Maxamed Bin Salmaan, si ay dowladda u qirato dilka wariye Jamaal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha dibadda Dalka Turkiga\u00a0Cavusoglu, ayaa xaqiijiyay in Dhaxal sugaha dalka Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan uu codsaday in uu magaalada\u00a0Buenos Aires ee Caasimadda Dalka Argentine. Bin Salmaan ayaa Qadka Taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha Turkiga,waxaana uu weydiistay in ay kulmi karaan iyo in kale Erdogan ayaana ku jawaabay &#8216;aan aragno&#8221;,sida uu sheegay Wasiir\u00a0\u00a0Cavusoglu. Magaalada Buenos Aires,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":12224,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12223"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12223"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12223\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12224"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12223"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12223"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12223"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}