{"id":12217,"date":"2018-11-27T09:08:41","date_gmt":"2018-11-27T09:08:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12217"},"modified":"2018-11-27T09:08:41","modified_gmt":"2018-11-27T09:08:41","slug":"hordhaca-lyon-vs-man-cityxaqiiqooyinka-kulanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hordhaca-lyon-vs-man-cityxaqiiqooyinka-kulanka\/","title":{"rendered":"HORDHACA: Lyon Vs Man City+Xaqiiqooyinka Kulanka."},"content":{"rendered":"<p>Naadida reer France ee Lyon ayaa cwa marti qaadi doona kooxda Man City oo ku booqan doonta dalka France si ay u ciyaaraan kulanka ka tirsan heerka Groupyada Champions League-ga.<\/p>\n<p>Man City ayaa iska xaadirin karta wareega xiga kulanka Lyon hadii ay guul ka gaarto kooxda reer France maadama ay gaari doonaan guushoodii 4-aad ee tartanka.<\/p>\n<p>City ayaa sidoo kale doonaysa in ay ka aarsato kooxda Lyon kuwaas oo guuldaro lama filaan ah dhabarka u saaray kulankii lugta hore ee ka dhacay garoonka Etihad.<\/p>\n<p><strong>Kulanka: Lyon Vs Man city<\/strong><\/p>\n<p><strong>Tartanka: Champions League<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wakhtiga: 11:00 Habeenimo<\/strong><\/p>\n<p><strong>Garoonka: Groupama Stadium<\/strong><\/p>\n<p><strong>XAQIIQOOYINKA KULANKA:<\/strong><\/p>\n<p>Man city ayaa kaliya kulankii 3-aad ku ciyaaraysa France kadib markii ay PSG bar-bari 2-2 ah la galeen April 2016 sidoo kale guuldaro 3-1 ah kala kulmeen Monaco March 2017.<\/p>\n<p>Lyon ayaa laga badiyay hal kulan oo kaliya oo ka mid ah 10 kulan oo ay kooxaha premier League kula ciyaartay garoonkeeda iyada oo badisay 3 kulan 6 kalena bar-baro gashay guuldarada ayaa soo gaartay February 2001 iyada oo kala kulantay Arsenal.<\/p>\n<p>Man City ayaa ah kooxda ugu goolasha badan xilli ciyaareedkan champions League iyaga oo dhaliyay 12 gool 4-tii kulan ee ay ilaa haatan ciyaareen.<\/p>\n<p>Kooxda Man City ayaa isha ku haysa in ay dhamaan badisay kulamada Wareega Group-yada champions league ee ay ku ciyaarayso meel ka baxsan garoonkeeda Markii 2-aad ee taariikhdeeda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Naadida reer France ee Lyon ayaa cwa marti qaadi doona kooxda Man City oo ku booqan doonta dalka France si ay u ciyaaraan kulanka ka tirsan heerka Groupyada Champions League-ga. Man City ayaa iska xaadirin karta wareega xiga kulanka Lyon hadii ay guul ka gaarto kooxda reer France maadama ay gaari doonaan guushoodii 4-aad ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":12218,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12217"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12217"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12217\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12218"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12217"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12217"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12217"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}