{"id":12214,"date":"2018-11-27T08:49:08","date_gmt":"2018-11-27T08:49:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12214"},"modified":"2018-11-27T08:49:08","modified_gmt":"2018-11-27T08:49:08","slug":"hordhaca-roma-vs-real-madridsafafka-macquulka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hordhaca-roma-vs-real-madridsafafka-macquulka-ah\/","title":{"rendered":"HORDHACA: Roma Vs Real Madrid+Safafka Macquulka ah."},"content":{"rendered":"<p>Kulanka ugu adag kulamada cwa ee Champions League-ga ayaa cwa ka dhicidoono garoonka Olimpico kooxda garoonka iska leh ee Roma ayaa soo dhaweeyn doonta dhigeeda Real Madrid.<\/p>\n<p>Labada kooxood ayaa kulanka soo galay iyaga oo isku dhibco ah oo leh min 9 dhibcood una dagaalami doona kooxda ku soo bixi doonta kaalinta 1-aad iyo kooxda 2-aad.<\/p>\n<p>Labada Kooxood ayaa sidoo kale maraya xaal adag iyaga oo guuldaro la kulamay kulankii sabtidii iyaga oo isha ku haya in ay ku soo laabtaan wadada guulaha.<\/p>\n<p><strong>Kulanka: Roma Vs Real Madrid<\/strong><\/p>\n<p><strong>Tartanka: Champions League<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wakhtiga: 11:00 Habeenimo<\/strong><\/p>\n<p><strong>Garoonka: Olimpico<\/strong><\/p>\n<p><strong>XAQIIQOOYINKA KULANKA:<\/strong><\/p>\n<p>Roma ayaa guuldaro kala kulantay Real Madrid mid kasta oo ka mid ah 3-dii kulan ee ugu dambeeyay ee tartanka champions League iyaga oo waliba ku fashilmay in ay gool dhaliyaan.<\/p>\n<p>Real Madrid ayaa badisay 4 ka mid ah 5-tii kulan ee ay Roma kula ciyaartay garoonkeeda tartanka champions League marka laga reebo kulankii ay guuldarada 2-1 ah kala kulantay 2008.<\/p>\n<p>Roma ayaa kaliya hal kulan shabaqeeda ilaashaday 11-kii kulan ee hore ee ay la ciyaaareen kooxda Real Madrid kaas oo dhacay 2002 kulan ay Roma ku badisay 1-0.<\/p>\n<p>Real Madrid ayaa laga badiyay 2 ka mid ah 4-tii kulan ee ugu dambeeyay ee ay champions League ku ciyaartay meel ka baxsan garoonkeeda waliba la ciyaartay kooxaha Reer Italy.<\/p>\n<p><strong>Shaxda Suurtagalka ah.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Roma: <\/strong>Olsen; Santon, Fazio, Jesus, Kolarov; N&#8217;Zonzi, Cristante; Florenzi, Pellegrini, Under; Dzeko.<\/p>\n<p><strong>Real Madrid: <\/strong>Courtois; Carvajal, Varane, Ramos, Marcelo; Isco, Kroos, Modric; Lucas, Benzema, Bale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulanka ugu adag kulamada cwa ee Champions League-ga ayaa cwa ka dhicidoono garoonka Olimpico kooxda garoonka iska leh ee Roma ayaa soo dhaweeyn doonta dhigeeda Real Madrid. Labada kooxood ayaa kulanka soo galay iyaga oo isku dhibco ah oo leh min 9 dhibcood una dagaalami doona kooxda ku soo bixi doonta kaalinta 1-aad iyo kooxda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":12215,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12214"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12214"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12214\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12215"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12214"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12214"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12214"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}