{"id":12162,"date":"2018-11-26T14:06:27","date_gmt":"2018-11-26T14:06:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12162"},"modified":"2018-11-26T15:56:30","modified_gmt":"2018-11-26T15:56:30","slug":"rw-kheyre-oo-ka-qeyb-galey-shir-looga-hadlayey-abniga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/rw-kheyre-oo-ka-qeyb-galey-shir-looga-hadlayey-abniga-dalka\/","title":{"rendered":"Rw Kheyre oo ka qeyb galey shir looga hadlayey amniga dalka."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Xukumada Faderaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeyb galay shir looga hadlayay dib u habeynta qorshayaasha Abniga Dalka.<\/p>\n<p>Xasan Cali Kheyre ra\u2019iisul wasaaraha xukumada Soomaaliya ayaa kulanka ka sheegey in dowladu dadaal badan ku bixisay sidii did u habeyn balaaran loogu samayn lahaa hey\u2019adaha amniga dalka ayna ka go\u2019antahey xukumadiisa sidii loo helilahaa abni la isku haleyn karo.<\/p>\n<p>Shirka waxaa qeyb ka ahaa Wasaarada Gaashaandhiga,Wasaarada arimaha Gudaha,Taliyayaasha Ciidama, Safiirka Cusub ee Mareykanku u soo magacaabay Soomaaliya Amb Donald Yamamoto iyo masuuliyiin kale.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa ku soo aadaya ayadoo maanta magaalada Muqdisho qarax ka dhacey ay dad ku dhinteen kuwo kalana ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Xukumada Faderaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeyb galay shir looga hadlayay dib u habeynta qorshayaasha Abniga Dalka. Xasan Cali Kheyre ra\u2019iisul wasaaraha xukumada Soomaaliya ayaa kulanka ka sheegey in dowladu dadaal badan ku bixisay sidii did u habeyn balaaran loogu samayn lahaa hey\u2019adaha amniga dalka ayna ka go\u2019antahey xukumadiisa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":12163,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12162"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12162"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12162\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12163"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12162"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12162"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12162"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}