{"id":12066,"date":"2018-11-25T17:49:24","date_gmt":"2018-11-25T17:49:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12066"},"modified":"2018-11-25T18:01:17","modified_gmt":"2018-11-25T18:01:17","slug":"wasiirka-wasaradda-beeraha-soomaaliya-safiirka-jaamacadda-carabta-oo-ku-kulmay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiirka-wasaradda-beeraha-soomaaliya-safiirka-jaamacadda-carabta-oo-ku-kulmay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Wasiirka Wasaradda Beeraha  Soomaaliya &#038; Safiirka Jaamacadda Carabta oo ku kulmay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Soomaaliya, ku-xigeenkiisa iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya Xamuud Bin Samraan Al-Xawiidi.<\/p>\n<p>Waxa ay kawada hadleen wada shaqeynta labada dhinac, qorshe Dajinta shirka lagu wado in uu ka dhaco Masar ee looga hadlayo wax soo saarka Beeraha, deyn cafinta Soomaaliya ee Jaamacadda Carabta iyo hirgelinta Mashaariic.<\/p>\n<figure id=\"attachment_12073\" aria-describedby=\"caption-attachment-12073\" style=\"width: 747px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"size-full wp-image-12073\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Wasiir.png\" alt=\"\" width=\"747\" height=\"420\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Wasiir.png 747w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Wasiir-300x169.png 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Wasiir-696x391.png 696w\" sizes=\"(max-width: 747px) 100vw, 747px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-12073\" class=\"wp-caption-text\">Wasiirka Beeraha Dhanka (Midig) iyo Safiirka Jaamacadda Carabta Dhanka (Bidix).<\/figcaption><\/figure>\n<p>Safiir Xamuud ayaa sheegay in ay ka go&#8217;an tahay gacansiinta Beeraleyda Soomaaliyeed, si loo kobcinta wax soo saarkooda uu u wanaagsanaado.<\/p>\n<p>Doorka ugu banaan ka jaamacad carab ahaan ayuu sheegay safiirka in ay ka qaadan doonaan si dhiira-gelin ay u helaan Beeraleyda.<\/p>\n<figure id=\"attachment_12074\" aria-describedby=\"caption-attachment-12074\" style=\"width: 747px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"size-full wp-image-12074\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Jamaacadda-carabta-iyo-dowladda-1.png\" alt=\"\" width=\"747\" height=\"420\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Jamaacadda-carabta-iyo-dowladda-1.png 747w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Jamaacadda-carabta-iyo-dowladda-1-300x169.png 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/11\/Jamaacadda-carabta-iyo-dowladda-1-696x391.png 696w\" sizes=\"(max-width: 747px) 100vw, 747px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-12074\" class=\"wp-caption-text\">Wasiirka Beeraha Dhanka (Midig) iyo Safiirka Jaamacadda Carabta Dhanka (Bidix).<\/figcaption><\/figure>\n<p>Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid waxa uu dhankiisa sheegay in qodob muhiim oo wax ku ool u ah Soomaaliya ay isku afgarteen Wakiilka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Masar waxaa ka socda qaban-qaabada shir looga hadlayo Wax soo saarka Wadamada Xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta, si ay usoo bandhigeen heerka uu gaarsiisan yahay Beerahooda, si loo caawiyo Dalalka liito kobaca wax soo saarkooda.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal Radio<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Soomaaliya, ku-xigeenkiisa iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya Xamuud Bin Samraan Al-Xawiidi. Waxa ay kawada hadleen wada shaqeynta labada dhinac, qorshe Dajinta shirka lagu wado in uu ka dhaco Masar ee looga hadlayo wax soo saarka Beeraha, deyn cafinta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":12068,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12066"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12066"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12066\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12068"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}