{"id":12022,"date":"2018-11-25T07:19:34","date_gmt":"2018-11-25T07:19:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12022"},"modified":"2018-11-25T07:19:34","modified_gmt":"2018-11-25T07:19:34","slug":"eibar-oo-xasuuqday-real-madrid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/eibar-oo-xasuuqday-real-madrid\/","title":{"rendered":"Eibar oo xasuuqday Real Madrid."},"content":{"rendered":"<p>Naadiga yare e Eibar ayaa guul muhiima ka gaartay Real Madrid iyagoo kaga adkaaday 3-0. Kulan ka dhacay garoon Eibar.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa qeybta hore lagu kala maray 1-0, oo ay ku hogaamineysay kooxda Eibar waxaana u dhaliyay laacibka Gonzalo Escalante daqiiqadii 16-aad.<\/p>\n<p>Madrid ayaa goolka ka hor laga diiday gool uu dhaliyay Gareth Bale kasoo ahaa Garab dhaaf.<\/p>\n<p>Dib markii loogu soo laabtay qeybta dambe kooxda Guriga ayaa soo bandhigaty cayaar ka duwan tii qeybta hore.<\/p>\n<p>Waxaana dhacday in Real laga dhaliyay laba gool oo deg deg ah shan daqiiqo dugaheed.<\/p>\n<p>Goolka hore ayaa dhashay daqiiqadii 52-aad waxaana u dhaliyay xiddiga Sergi Enrich ka hor inta uu laacibka Kike hogaanka uga dhigin naadigiisa 3-0 daqiiqadii 57-aad.<\/p>\n<p>Real oo u muuqatay mid aan dadaalka ku yaraaen ayaa waxaa dhawr isku dag ka badbaadiyay Goolhayaha Eibar.<\/p>\n<p>Waa guuldaradii shanaad ee soo gaarta Real Madrid xagaagan iyo tii ugu horreysay uu la kulmay maamulahooda cusub ee Santiago Solari.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Naadiga yare e Eibar ayaa guul muhiima ka gaartay Real Madrid iyagoo kaga adkaaday 3-0. Kulan ka dhacay garoon Eibar. Kulanka ayaa qeybta hore lagu kala maray 1-0, oo ay ku hogaamineysay kooxda Eibar waxaana u dhaliyay laacibka Gonzalo Escalante daqiiqadii 16-aad. Madrid ayaa goolka ka hor laga diiday gool uu dhaliyay Gareth Bale kasoo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":12023,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12022"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12022"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12022\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12023"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12022"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12022"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12022"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}