{"id":12005,"date":"2018-11-25T04:20:36","date_gmt":"2018-11-25T04:20:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=12005"},"modified":"2018-11-25T04:20:36","modified_gmt":"2018-11-25T04:20:36","slug":"jen-koronto-duqeynta-galmudug-ka-socota-ayaan-ka-billaabeynaa-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/jen-koronto-duqeynta-galmudug-ka-socota-ayaan-ka-billaabeynaa-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"Jen. Koronto: &#8220;duqeynta Galmudug ka socota ayaan ka billaabeynaa Hirshabeelle&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Qeybta 27aad ee Miltariga Soomaaliya Jeneraal Maxamuud Maxamed Koronto ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ay duqeyn ka billaabi doonaan degaannada Hirshabeelle .<\/p>\n<p>Jeneraal Koronto ayaa sheegay in dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab uu hadda ka socdo Gobolka Hiiraan gaar ahaan Maxaas iyo meelo kale.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in iyaga oo taageero dhinaca cirka ah ka helaya Mareykanka ay duqeyn iyo dagaal ku billaabi doonaan AL-shabaab.<\/p>\n<p>Taliye Koronta ayaa intaas ku daray in socodkii Ciidanka ee Baladweyn ilaa Buulo Burto uu ka mid ahaa howlgalka islamarkaana Miino ma ahane aysan arag Al-shabaab la dagaallama.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu sheegay in Degaannadana Hirshabeelle sida Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ay ka billaabayaan duqeynta ka socoto Mudug si AL-shabaab looga saaro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Qeybta 27aad ee Miltariga Soomaaliya Jeneraal Maxamuud Maxamed Koronto ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ay duqeyn ka billaabi doonaan degaannada Hirshabeelle . Jeneraal Koronto ayaa sheegay in dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab uu hadda ka socdo Gobolka Hiiraan gaar ahaan Maxaas iyo meelo kale. Waxaa uu sheegay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9865,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12005"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12005"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12005\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9865"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12005"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12005"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12005"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}