{"id":11989,"date":"2018-11-24T16:02:06","date_gmt":"2018-11-24T16:02:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=11989"},"modified":"2018-11-24T19:31:19","modified_gmt":"2018-11-24T19:31:19","slug":"khasaare-kadhashay-weerar-jidgooyo-ah-oo-lagu-qaaday-ciidanka-dowladda-federaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/khasaare-kadhashay-weerar-jidgooyo-ah-oo-lagu-qaaday-ciidanka-dowladda-federaalka\/","title":{"rendered":"Khasaare kadhashay weerar Jidgooyo ah oo lagu qaaday ciidanka Dowladda Federaalka"},"content":{"rendered":"<p>Sida ay Mustaqbal u sheegeen Ilo kaladuwan oo kusugan degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Hoose ciidan gurmad ah oo katirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa lakulmay weerar sababay dhimashada 11 qof iyo dhaawaca\u00a0Taliyaha guutada 1aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed General Ibraahim Yuusuf.<\/p>\n<p>Weerarka waxaa lagu gubay laba gaari oo midkood uu lahaa madaxa waaxda daqli aruurinta ee gobolka iyo gaari kale oo Homey ah oo ay lahaayeen dad shacab ah, waxaana saarnaa Alaab ay leedahay waaxda daqli aruurinta gobolka ee wasaaradda maaliyadda Hirshabelle<\/p>\n<p>Dhaawac Taliyaha, ayaa la sheegay inuu ahaa mid fudud ayaa loo qaaday magaalada Muqdisho si loogu daweeyo, sidaas oo kalana dhaawaca iyo meydka\u00a0 ayaa la geeyey Balcad si loogu daweeyo<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay Mustaqbal u sheegeen Ilo kaladuwan oo kusugan degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Hoose ciidan gurmad ah oo katirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa lakulmay weerar sababay dhimashada 11 qof iyo dhaawaca\u00a0Taliyaha guutada 1aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed General Ibraahim Yuusuf. Weerarka waxaa lagu gubay laba gaari oo midkood uu lahaa madaxa waaxda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":11990,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11989"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11989"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11989\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/11990"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11989"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11989"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11989"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}