{"id":11974,"date":"2018-11-24T11:30:08","date_gmt":"2018-11-24T11:30:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=11974"},"modified":"2018-11-24T14:05:48","modified_gmt":"2018-11-24T14:05:48","slug":"ciidamo-ka-tirsan-dowladda-oo-lagu-weeraay-duleedka-balcad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidamo-ka-tirsan-dowladda-oo-lagu-weeraay-duleedka-balcad\/","title":{"rendered":"Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo lagu weeraay duleedka Balcad"},"content":{"rendered":"<p>Warar ka imaanaya gobolka shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagmada Balcad duleedkeeda lagu weeraray gaadiid ay wateen ciidamo katirsan kuwa Militeriga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ciidamada la weeraray ayaa ka yimid magaalada Jowhar waxayna mareyeen tuulada Gololeey ee hoostagta dagmada \u00a0Balcad.<\/p>\n<p>Dad ku sugan Balcad ayaa Mustaqbal u sheegey in Gawaarida la weeraray ay ahaayeen Saddex Gaari \u00a0oo ay \u00a0wateen Ciidamo ka tirsan Dowlada, waxayna intaas ku dareen in mid kamida sadexdii Gaari uu soo gaaray Balcad halka labadii kalana wadada looga soo tagey.<\/p>\n<p>Waxaa lasoo warinayaa in uu jiro khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac balse aan la xaqiijin maaddaama weerarku dhawaan dhacay.<\/p>\n<p>Wadada xariirisa Dagmooyinka Balcad iyo Jowhar ayaa dhowr jeer oo hore lagu weeraray masuuliyiin katirsan Hirshabeele.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar ka imaanaya gobolka shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagmada Balcad duleedkeeda lagu weeraray gaadiid ay wateen ciidamo katirsan kuwa Militeriga Soomaaliya. Ciidamada la weeraray ayaa ka yimid magaalada Jowhar waxayna mareyeen tuulada Gololeey ee hoostagta dagmada \u00a0Balcad. Dad ku sugan Balcad ayaa Mustaqbal u sheegey in Gawaarida la weeraray ay ahaayeen Saddex Gaari \u00a0oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4927,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11974"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11974"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11974\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4927"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11974"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11974"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11974"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}