{"id":11817,"date":"2018-11-22T06:28:55","date_gmt":"2018-11-22T06:28:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=11817"},"modified":"2018-11-22T06:28:55","modified_gmt":"2018-11-22T06:28:55","slug":"israel-hoggaamiyaha-xamaas-waqti-yar-baa-uga-haray-nolosha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/israel-hoggaamiyaha-xamaas-waqti-yar-baa-uga-haray-nolosha\/","title":{"rendered":"Israel: &#8220;Hoggaamiyaha Xamaas waqti yar baa uga haray nolosha&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Israel ayaa dil ugu hanjabay Hoggaamiyaha Ururka Xamaas, Yaxye Sinwaar,waxaana ay sheegeen in waqti yar kaddib ay dili doonaan.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda dhismaha iyo Guriyeynta Israel,Yoav Gallant ayaa sheegay in Yaxye waqtigiisu dhamaad ku dhowyahay islamarkaana uusan gaari doonin da&#8217;da waayeelnimada.<\/p>\n<p>Yoav Gallant, ayaa sheegay in ay qaarijin doonaan Yaxye Sinwaar oo ah hoggaanka ugu sarreeya Xamaas qeybta joogat Magaalada Gaza.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Xamaas ayaa dhawaan kula taliyay Israel in aysan mar dambe ku deg degin weerarkii todobaadkii hore ay ku qaadday Gaza oo kale.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Tel aviv ay shallaay la kulmi doonto,gantaallada Xamaas ee hadda ka riddo dheer yihiin kuwii hore, islamarkaana Askarta iyo madaxda Israel ay geerida dhadhamin doonaan.<\/p>\n<p>Xabad joojin ay dhexdhexaadisay Masar ayey labada dhinac ku kala taaganyihiin ilaa hadda kaddib dagaal labo maalmood ka socday Gaza oo ay Israel billowday,waxaana xabad joojinta ka carooday Wasiirkii difaaca Israel oo is casilay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Israel ayaa dil ugu hanjabay Hoggaamiyaha Ururka Xamaas, Yaxye Sinwaar,waxaana ay sheegeen in waqti yar kaddib ay dili doonaan. Wasiirka Wasaaradda dhismaha iyo Guriyeynta Israel,Yoav Gallant ayaa sheegay in Yaxye waqtigiisu dhamaad ku dhowyahay islamarkaana uusan gaari doonin da&#8217;da waayeelnimada. Yoav Gallant, ayaa sheegay in ay qaarijin doonaan Yaxye Sinwaar oo ah hoggaanka ugu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":11818,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11817"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=11817"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/11817\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/11818"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=11817"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=11817"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=11817"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}